QAWAANIINTA HORUMARKA (2AAD)
Qormadeynii hore waxa aynu uga soo hadalnay, kuna soo qeexnay erayada "Qaanuun" , "Horumar" iyo sidoo kale isku dhafka labada eray "Qawaaniinta Horumarka". Sidoo kale, waxa aynu...
Anigoo si fiican u hurda ayuu i toosiyay Diiq ay leeyihiin reeraha deriska ila ah, waxaan toosay anigoo jajaban oo aad moodid in kal iyo mooy laygu shukulay, waxaan...
Mareegta laashin ujeedada loo aasaasay waxay aheyd kobcinta iyo dhiirigelinta qalinka iyo qoraalka, waxaana loogu tala galay in lagu soo bandhigo hidaha, dhaqanka, fanka iyo suugaanta, oo ay ka...
Halka laga dhigaayo dugsiga waa laysku mari waayay, doodi waxay gaartay ilmaheena maalin walba doon sooma raacaayaan iyo seddex tuulo ilmahooda miyaad rabtaan inay doon soo raacaan, ka dib...
HORUMARKU WAA HORTAADA.
Horumar marka macna ahaan la kala dhigo wuxuu noqonaya horey oo aad u socoto, adiga oo tiigsanaya wax Nafci u leh noloshaada kana fogaanaya Qatar walba ama...