Qoraallo

Noloshii Sareeda!! (Dumar iyo dadaal- Qaybtii 1aad)

Sareeda waxa ay ku dhalatay tuula yar oo ku taalla gobolka Mudug, waxa ay ka dhalatay qoys sabool ah oo aan xoola badan laheyn.Waxa ayna dhalatay xilli abaar ah....

JAASUUSKA. QAYBTII 4AAD Qore: Dr. Xasanwali Sheekh Xuseen Cismaan, DVM

  JAASUUSKA Qaybtii 4aad Xukunka Islaamka ee Jaasuuska gaalada Xukunka islaamka ee jaasuuska gaalada u jaasuusa waa dil. Xaadhib bin Abii Baltacah زؼخٍث أثٟ ٓث حبغت waxa dilka ka celiyay ma ahayn...

JAASUUSKA. QAYBTII 3AAD Qore: Dr. Xasanwali Sheekh Xuseen Cismaan, DVM

  JAASUUSKA Qaybtii 3aad Jaasuusku waa munaafaq Ilaahay Cazza wa Jalla ًجٚ ػض هللا wuxuu Aayadda boqol shan iyo afartanaad ee Suuratu Al Nisaa'i غبءٌٕا سحٛع noogu sheegay inay munaafaqiintu meesha ugu...

JAASUUSKA. QAYBTII 2AAD Qore: Dr. Xasanwali Sheekh Xuseen Cismaan, DVM

  JAASUUSKA Qaybta 2aad Jasuusku mu’min ma aha Nabi Muxammad, Sallaa Allaahu Calayhi Wasallam, wuxuu caddeeyey inuusan jaasuusku mu'min ahayn, wuxuuna yiri: "٠ب ِؼشش ِٓ أعٍُ ثٍغبٔٗ ٌُٚ ٠فط اإل٠ّبْ ئٌٝ لٍجٗ!...

JAASUUSKA. Qore: Dr. Xasanwali Sheekh Xuseen Cismaan, DVM

    JAASUUSKA Qaybta 1aad Jaasuus Jaasuus طٛجبعٌاwaxaa la yiraahdo qofka baara oo raadiya sirta qof kale ama dawladba, sirtaas uu helayna u geynaya qof kale ama dawlad kale si qofkaas ama dawladdaas...

Hogoog li’i habluhu haybad ku ma leh! W/D: Hodan Sh. Cumar

Hogoog li'i habluhu haybad ku ma leh!   Ummad waliba diin, dhaqan iyo hidde soo jireen ah leh, ayadoo diinta Islaamku tahay tan kaliya ee xaqa ah, haddana, waxaa diin la...

Tixda: Tacliin Tirintii: Cabdi Nuur “Waddani”

Tixda: Tacliin   Tixmaal iyo maahi Abwaan tarar dheere Waxbeygu tawiilay Inaan tirsho maanso.   Tubaal dheri saaran Inuu taqtaqeeyo Tallaahi dhab weeye.   Tifoow iyo Tiibbi Ninkii lagu tuuray Inuu asna taaho Tabtaasina waa dhab.   Tasoow nin ahaaday Inuu tuhun qaado Miyaa turjum dooni!   Tif baa...

Qurbajoog: Qayr mise Qasaaro? Q2AAD W/Q: Cabdulqaadir Cali Axmed

Qurbajoog: Qayr mise Qasaaro? Q2AAD Qaybtii hore, ee qormada, waxaan uga hadlay, horumarka dadka dibadda ka soo laabanaya ay dalka ku soo kordhiyeen, haddaba, qormadani, waxay si kooban u tilmaamaysaa...

KAASI WAA WIILKAYGA Qabytii 9aad (SHEEKO XIISE LEH) Qore:Mohamed Musa Sh. Noor

KAAS WAA WIILKAYGA Qabytii 9aad   Dhanka Hani Iyana waxay lahayd Qorshe kale oo ay ku damacsanayd in ay ugu sheegto Runta ku saabsan waalidiintiisa, waa qof walba iyo qarshihiisa, balse Quluubta...

KAASI WAA WIILKAYGA Qabytii 8aad Qore:Mohamed Musa Sh. Noor

KAASI WAA WIILKAYGA Qabytii 8aad Farxaan maadaama uu nuugay Naaska Xaawo Haashim, wuxuu la ahaa Walaalo dhab ah Gabdhaha Xaaji Ciise, dardaaran dheer kadib waxaa sidii ku geeriyooday Xaaji Ciise, Farxaana...

SHEEKOOYIN