Sabarka ama Dulqaadka waa shidaalka rajada
Waxaan soo gudbinayaa oon jeclahay inaan idinla wadaago qormo kooban oo aan uga hadlaayo faa’iidada sabarka ama dulqaadka uu leeyahay, Nuxurka macnaha Sabir ama...
Dib u milicsiga magaalada Muqdisho.
Q.2aad:- Muqdisho, waxey si wacan u soo dhoweysay oo ay marti soor wanaagsan u sameysay bad mareenno fara badan oo xeebaheeda soo booqday, kuwaasi oo...
Jirridda Tahriibta
Hordhac
Qaxa iyo guurguurku waxa ay la facyihiin nolosha aadanaha, oo quruumaha , qoysaska iyo qofafkuba waa ay hayaami jireen, si ay u raadsadaan nolol dhaanta midda ay ku...
Guurdoon Mise Goblan Ka Bax?
Qof kastoo adduunka guudkiisa ku nool, rag ama dumar kuu dooni ha noqdee, waxaa hubaal ah inuu rabo qof wanaagsan oo ay isku degaan, noloshana...
Tahriibka tacsida wax ha loogu daro
Tahriibku waa musiibo qaran, waa aafo uur ku taalooyin badan nagu reebtay, waa dhibaato si guud iyo si gaarba u wada saameyn soomaali...
Shaqo halagu siiyee qoladaada sheeg?
Waqtiga inta ugu badan waxaan noqdaa kali aan cidna la joogin, si aan u fikiro anigoo maanka ku haya daruufta gaar ahaaned ee nafteyda hareereysay...
Ha murugoone; mayal adayg!
Bulsho naga dilan, nagana liidata ma filayo, in ay ifka dulsaaran tahay. Qaylo u joog iyo waxaan nahay wada war waa wareey!
Ka ma arrinsanno, ka mana...
Dib u milicsiga Muqdisho 1268 – 2011
Qoraalkani, wuxuu da’ yarta amaba jiilka soo koraya iyo inta aan aqoon u iftiiminayaa muqdisho iyo waayihii ay soo martay, sidoo kale dadka waa...