Qoraallo

Gaso, ganuun, Gasiin (Q.4aad) W/Q: Prof. Cali Jimcaale Axmed

Gaso, ganuun, Gasiin (Q.4aad)  Sheeko, sheeko Sheeka Xariir! Minaad si kale u dhigto ama aad dhinac kale ka daymooto, waxaan muran lahayn in reer Jabaq ahaayeen sabool soo barakacay, mar haddii hantidooda...

Shaqo la’aanta dhallinyarada Soomaaliyeed. W/Q: Barkhad Cabduqaadir Awcali & Cabdiweli Cabdullaahi Waaberi

Shaqo la’aanta dhallinyarada Soomaaliyeed. Dhallinyaradu waa tamarta jihaysa bulshooyinka awooddooda ku baraarugsan, waana faca ugu aqoonta, firfircoonida, xoogganaanta iyo hawsha badan ee bulshada.Dhallinyaranimadu waa marxaladda ay dadku ku garwaaqsadaan inay...

Sheeka Gaaban: Dhiig haw daadin waxaad nabad iyo nidaam ku heli karto. W/Q: Cabdullaahi M. Maxamuud(Siyaasi)

"Dhiig ha u daadin waxaad wada hadal ama aad qaab kale ku xalin karto" Goor ku aadan 1952di,nidaamka koofurta dalka Soomaliyana uu gacanta ku haayay isticmaarki Talyaaniga, ayaa dhul Baadiyaha...

Hiilkeeda i haqabtirey! W/Q: Sagal Jaamac Maxammed.

Hiilkeeda i haqabtirey Muddo sannad ah annaga oo is moogan baan ku kulanay goobta basaska, baska taga xaafadda aan deganahay baa wuxuu ka soo dib dhacay xilliga bixitaanka, sidaa awgeed...

Tolow Yaa Furay?? Qaybtii 12aad W/Q: Cabdifataax Xassan Cirguje (Qaran Doon)

Tolow Yaa Furay?? Qaybtii 12aad. kaddib waxaa hadalkii qaatay indhabuur deedna intuu xagayga soo jaleecay buu yiri Cumaraw adaa maanta ragga isugu yeeray maxaad noo haysaa mudane. Waan arkaa markaan inuu...

MASRUUF LA’AANAA II DHAANTA M-YAR INUU YEESHAA! WQ: Mahdi Mohamud Abdi

MASRUUF LA’AANAA II DHAANTA M-YAR INUU YEESHAA!! Waa caaddo iyo dhaqan soo jireen ah dumarku la guursiga lala guursanayo in ay neceb yihiin, Ragguna uu damac deynenin tiiyoo jirto ayuu...

Waxaan Ahay Mid La Dayacay W/Q: Bashiir Suuley

Waxaan Ahay Mid La Dayacay! Waxaan ku aallaa bar ka mid ah kuwa ugu muhiimsan dunida oo idil, waxaan ahay tan labaad ee ugu dheer kuwa la ayniga ah ee...

Sheeko Xiiso badan: Dadku beentay runta ka jecelyihiin W/Q: Cabdallah Macalin Maxamuud

Dhacdo dhab ah: Dadku beenta rumeysan ogaa, Runtana diidi ogaa! Dadka Waa u jilcan yihiin inay Beenta rumeystaan, Runtana ka biyo diidaan ama ay liqi waayaan, waa guusha   shaydaanka iyo...

GURMADKA BADDEENU GALABTA MA CURAN(Maansadii Gurmad)

GURMADKA BADDEENU GALABTA MA CURAN. Waxaan qoraal dheer iyo Maanso ka qorey arrinta maanta Maxkamadda taagan 2011 ka dib heshiiskii la galay 06.09.2011 halka laga joogo maanta 5 Sannadood oo...

SHEEKOOYIN