Dhigane; Laabta Ka Soco
Qoraha: Xuseen M. Cabdulle "Wadaad"
Bogagga:150
Madbacadda: LAASHIN
Sannadka: 2021
Buugaagta waan kala jeclahay oo buugga i hagaan u sii jeclahay; Laabta Ka Soco wuxuu...
XARAF-RAACA SHIRIBKA
HORDHEEL/GOGOL-DHIG:
Adduunyadu waa curato iyo caado is daba taal. Curatadu waa wax ka soo maaxa maskax dihin, waana hal-abuur aan qofkaas maanfuray hortii la soo bandhigin. Caaduna waa fal...
ABWAAN BARRE MAXAMED FIIDOOW (LEENTO)
"Waajib adiga kuu yaal dadyahow, U.N. ha u dirane
Is la yaaba gobi waa middii, yac is tiraahdaaye".
Barre Maxamed Fiidoow oo Leento lagu naanayso waa...