Qoraallo

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

  XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor Qaybtii 37aad                                                             DAD WAXAA UGU LIITA Dad waxaa ugu liita kan buuqa naftiisa kala dul dhaca dadka aan...

Xeerka iyo Xigmadda Shiribka Q21AAD W/Q: Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”

Xeerka iyo Xigmadda Shiribka Q21AAD Haddaan sii amba qaadno qormadeynii taxanaha noo aheyd ee "Xeerka iyo Xigmadda Shiribka"Markaan waxaan ku soo qaadanayaa: Abwaan Caraboow Maxammad Axmed, iyo Shiribyadiisa togan ee aan...

HA NIYADJABIN! W/Q: Naxwa Tooreeye

HA NIYADJABIN! “Jirka noolaha, waxaa ku jira cad aad u yar, oo haddii uu xumaado jirka dhammaantii xumaanayo, haddii uu samaadana jirka dhammaantii samaanayo!” (QALBIGA) Xadiis Rasuulka NNKHNiyadjabku, waa qofka...

Shiicada dawladda Xalab oo isku dayday inay xadaan Abuu Bakr Al Siddiiq iyo Cumar Allaha raali labadoodaba ka ahaadee .

 Shiicada dawladda Xalab oo isku dayday inay xadaan Abuu Bakr Al Siddiiq iyo Cumar Allaha  raali labadoodaba ka ahaadee –  Qaybta Afaraad Jariimada iyo qorshaha reer Xalabحلب/ Al Khayyaariiالخياري wuxuu yiri:“Kitaabka Al Riyaadu Al...

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

  XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor Qaybtii 36aad                                                IS GARASHADA MA AHAN IS DHIIBISMararka qaar in aad saxdid khaladaadkaaga micnaheeda maahan in...

Ha ku dheelin Dhibbanaha W/Q: Nimco Noor

Ha ku dheelin Dhibbanaha Hooyo kastaa iyo aabbe walba oo ku nool nolol kalinimo ah, wuxuu soo maray xaallad dhibaato oo ku kaliftay in uu doorto kalinimo uusan haysan wehelkii noloshiisa, mid walbaa...

XOOG DOOFAAR LAGU RAACDEEYAY! W/Q: Bashiir Cali Xuseen

XOOG DOOFAAR LAGU RAACDEEYAY!Bulshada Soomaaliyeed waa isir wadaag isu wada ehel ah, waa ilmo adeer, waa ilmo abti, waa ilmo habreed, waa isu seeddi iyo dumaashi, waa soddog iyo...

TURKIGA IYO SOOMAALIYA: SAAXIIBBO DANI MIDEYSAY W/Q: Hassan Mudane

TURKIGA IYO SOOMAALIYA: SAAXIIBBO DANI MIDEYSAYMaxay tahay waxa ku dheerigaliyey in dowladda Turkiga ay timaado Soomaaliya? Maxay tahay danaha ay ka leeyihiin dalka Soomaaliya? Suurtagal ahaanshaha in jawaab maangal...

FAA’IIDADA NAASNUUJINTA W/Q: Dr. Anfac Abdullahi Mohamed

FAA’IIDADA NAASNUUJINTA  Caanaha naasku waa caano laga soo saaro naaska (mammary glands) hooyada, si ay ugu quudiso ilmageeda dhashay, waana isha ugu horraysa ee cunuggu ka helo nafaqo (nutrition)...

SHEEKOOYIN