Qoraallo

Waddada suubban. Q21AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”

Waddada suubban. Q21AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”“Sabarka iyo Adkaysiga”Mowduucaanu wuxuu toos ula xariiraa qeybahaan hore u soo qaadannay.Anas bin Maalik (A.K.R.) wuxuu yiri: Abuu Dalxa wuxuu lahaa wiil...

“Shukaansiga Qarnigii Shan iyo tobnaad.” W/Q: Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”

"Shukaansiga Qarnigii Shan iyo tobnaad." W/Q: Xasan Cabdulle Calasoow "Shiribmaal"Asigoo dug kasoo habjaqay dul na u dhabuullacaya ayuu rabta ay iska gooyaan, lamada widiq ee hal na tafaalka yahay hal...

Xulka iyo Xusuusta Suugaanta Q5AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”

Xulka iyo Xusuusta Suugaanta Q5AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”Gabaygaan magaciisa waxaa la yiraahdaa: “Su’aal guud” waxaa noo marin doona laashinka dhallinyarada ah, laashin Axmed Nuur Aw Xuseen oo...

Ilbaxnimadii Soomaalida Q2AAD W/Q: Cabdiraxiin Hilowle Galayr

Ilbaxnimadii Soomaalida Q2AADIlbaxnimadii Soomaalida Q2AAD 3)CaanahaCaanaha geela ayaa ah kuwo aad lafdhabar ugu ahaa nolosha qoyska reer guuraaga ah ee geela leh, geela ayaa caanihiisu yihiin kuwo lagu noolaan karo...

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

  XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. NoorQaybtii 55aad                                                                1-Saddex iskuma kaa qabato Saddex in aysan isku kaa qabanayn waligaa maankaaga ku hay. In...

“Bandhiggii dhiganaha Hilaadin ee Esklistuna Sweden.” W/Q: Xasan “Shiribmaal”

"Bandhiggii dhiganaha Hilaadin ee Esklistuna Sweden."Shalay waxaa noo hirgalay bandhig buugeed qurux badan, oo aan kusoo bandhignay buugga uu qoray qoraa: Bashiir M. Xersi ee HILAADIN. Waxaa ka soo...

Baaris Akademiyeedka Cilmiga Bulshada: Casharkii 5aad

Mad-habka itus oo itaabsiiCasharkii afaraad waxa aynu ku soo baranay felsafadda cimibaarista gaar ahaan iskuul fekerka toganidda. Casharkan waxa aynu ku baran doonaa mid ka mida mad-habyada iskuul fekerkaas....

Waddada suubban. Q20AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”

Waddada suubban. Q20AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”“Sabarka iyo Adkaysiga”Mowduucaanu wuxuu toos ula xariiraa qaybtii aan jimcadii hore soo qaadannay waxaana kusoo qaadanayaa dhowr "Xadiith" oo Nabiga (S.C.W.) laga...

Xulka iyo Xusuusta Suugaanta Q4AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”

Xulka iyo Xusuusta Suugaanta Q4AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”Guurowgaan magaciisa waxaa la yiraahdaa: “Is bar qabo” Abwaan Maxammad Gacal Xaayoow (A.U.N) wuxuu uga qisoonaya Soomaalida iyo dhibka haysta iyo sideey...

HAL ABUURKA HILAADIN KOLKII AAN DIB U HILAADIYAY W/Q: Axmed Maxamed Xasan

HAL ABUURKA HILAADIN KOLKII AAN DIB U HILAADIYAY Maanta oo ay bishu tahay 50/01/2018 waxaan ebyay akhriska buugga “HILAADIN” ee uu qoray “QARYAAN” Bashiir M. Xersi. Inta aanan galin ararta...

SHEEKOOYIN