Qoraallo

Baaris Akademiyeedka Cilmiga Bulshada: Casharkii 10aad

Habka TiradaCasharkii sagaalaad waxa aynu ku soo baranay labada hab cimibaarineed, kuwaas oo loogu adeegsi badan yahay, marka la joogo cilmibaarista. Casharkan waxa aynu si gaar ahaaneed ugu falanqayn...

Waddada suubban. Q27AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”

Waddada suubban. Q27AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”“Karaamada Awliyada. Awliyada waxaa loo la jeedaa kuwa Alle wayne rumaysan oo u hoggaansan qowl iyo ficilba. Rag ama Haween iyo fadligooda!"ALLAAH...

Xulka iyo Xusuusta Suugaanta Q11AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”

Xulka iyo Xusuusta Suugaanta Q11AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”Guuroowgaan magaciisa waxaa la yiraahdaa: "Mahmaahyo" waxaa curiyay, Laahin: Cabdulle Axmed Maxamed (Cabdulle Geedanaar). Laaahinku wuxuu uga hadlayaa waxyaabo badan...

Shukaansiga qarnigii shan iyo tobnaad. Q7AAD.” W/Q: Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”

"Shukaansiga qarnigii shan iyo tobnaad. Q7AAD.”Toxobeey legdanka hareereheeda ka dhacaya war umma haayso da'deedu waa afar gu' iyo hal caana maal. Korkeeda waxaa isku haysta Ruush iyo Maraykan, caddaalad...

Dardaaran Tawl(Waalid) Q1AAD W/Q: Cabdiraxiin Hilowle Galayr

Dardaaran Tawl(Waalid) Q1AAD.Waa soo jireen iyo dhaqan ab ka dhaxal ah in Tawl weliba la dardaarmo ubadkiisa una gudbiyo talo iyo tusmooyin nololeed, isaga oo ku kordhinaya waayo aragnimadiisa...

Bulshada iyo bandhigyadii Hilaadin W/Q: Bashiir M. Xersi

Bulshada iyo bandhigyadii Hilaadin Qoraal ma ahan hawl fudud, oo wuxuu u baahan yahay aqoon, ogaal iyo aqool (tabo) badan, oo ay wehliso dhabar adayg iyo dulqaad aan wax loo...

Waa nasiib darradayda!!! (Sheeko tiiraanya leh)

Waa nasiib darradayda!!! (Sheeko tiiraanya leh) Qaybtii 6aad Habeenkaas aan kusoo tala galay waxba iima suura galin, buuq iyo oohin ayaa hareeyeen kulankeenii, balse ugu yaraan farriintayda way gaartay...

Waddada suubban. Q26AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”

Waddada suubban. Q26AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”"Fadliga suxuurashada saacadaha ugu dambeeya ee habeenka inta Soon-qadka lagu jiro haddii aan laga baqayn waa beriga, iyo Fadliga Afur dedejinta, iyo...

Heshiiskii Ethiopia & UAE ee 7/3/2018. W/Q: Prof Yaxye Sheekh Caamir

Heshiiskii Ethiopia & UAE ee 7/3/2018.Shalay inta badan Madax iyo shacabba waxaa lagu mashquulay 8 Marso, iyo culeyska wadooyin xiran ka doodiddood, qaraab iyo quud raadisna kama marnayn. Xalayna...

Xulka iyo Xusuusta Suugaanta Q10AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”

Xulka iyo Xusuusta Suugaanta Q10AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”Guurowgaan waxaa la yiraahdaa: "Ilaahoow na bixi" waxaa na tiriyay Abwaan Laashin: Muluq (A.U.N.). Waa guurow dhinacyo badan oo nolosha...

SHEEKOOYIN