Hoyga
Qoraallo
Qormooyin
Sheeko
Curis
Suugaan
Gabay
Geeraar
Maanso
Hees
Shirib
Saar
Masafo
Buraanbur
Maqal & Muuqaal
suugaan
Ruwaayad
Qubane
Bahda Laashin
Nagu Saabsan
Nala Soo Xiriir
Search
Login
Facebook
Twitter
Youtube
Hoyga
Qoraallo
Qormooyin
Sheeko
Curis
Suugaan
Gabay
Geeraar
Maanso
Hees
Shirib
Saar
Masafo
Buraanbur
Maqal & Muuqaal
suugaan
Ruwaayad
Qubane
Bahda Laashin
Nagu Saabsan
Nala Soo Xiriir
Search
Maanso
Maanso
Maansada: GAYIMARA W/C: Farax Sheekh Cabdirisaaq
Maamulka Laashin
-
December 19, 2018
0
Maansada: GAYIMARA Maansada GAYIMARA waxaa curisay Hal abuurada eebbe deeqda u siiyey Farsahaxanimada iyo garashada xeeldheer ee dhaqan iyo dhur ee bulshada Soomaaliyeed, murtida iyo miida ka sakoow waxaad...
SII AQRI
Gabay
Gabayga: HOGATUSAALE Abwaan Maxamad Xuseen Faarax
Ina Cubtan
-
November 15, 2018
0
Gabayga: HOGATUSAALE Gabagaan waxaa ku jira (66) bayd, oo xambaarsan ilaa (150) sifo, sidaas daraaddeed lixdan iyo lixdaas bayd waxaa loo adeegsan karaa mahmaah, duurxul ama hogatusale hadba gudboon, ee...
SII AQRI
Maanso
MANSADII: XAALMARIN QARAN. W/C: Xasan Cabdi Abtidoon
Tifaftiraha
-
October 16, 2018
0
Maasadaan magaceeda waxa la yiraahdaa: "XAALMARIN QARAN" waa maanso/Jiifto ka hadlaysa dhibaatada haysata Ummadda Soomaaliyeed guud ahaan, gaar ahaan Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho oo madal laysku hediyo noqotay. Maansada...
SII AQRI
Maanso
Maansada Galabtii madoobayd. W/C: Abwaanad Farax Sheekh Cabdirisaaq
Tifaftiraha
-
October 15, 2018
0
Jiiftadaan magaceeda waxa la yiraahdaa: “GALABTII MADOOBEYD” waa maanso baroor diiq u ah dadkii ku shahiiday qarixii 14-ka Oktoober ee 2017 ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan “SOOBBE” Waxa...
SII AQRI
Maanso
Dood suugaaneed dhex martay, Laashin: Caabbi Cali Xasan iyo Kowda Luulyo.
Tifaftiraha
-
July 1, 2018
0
Dood suugaaneed dhex martay, Laashin: Caabbi Cali Xasan iyo Kowda Luulyo. Jiiftadaan magaceeda waxa la yiraahdaa: "Kowda Luulyo" waa dood dhex maraysa Laahin: Caabbi Cali Xasan iyo Maalinta lagu asteeyay...
SII AQRI
Maanso
Maansada: Dardaaran waalid W/T: Hooyo Madiino Maxamed Cismaan(Bidixdheer)
Maamulka Laashin
-
January 2, 2018
0
Maansada Dardaaran WaalidMaansada Dardaaran waalid, waxaa curiyey Hooyo Madiino Maxamed Cismaan oo kula dardaarmeysa Gabarteeda Sacdiya Maxamuud Garcadde oo markaas ka maqneyd una ambabaxday dalka dibadiisa. Maansadan ayaa ah...
SII AQRI
Maanso
MAANSADA: DHAB-KA-HADAL Curiye: Kunciil Qorrax
Maamulka Laashin
-
December 6, 2017
0
MAANSADA: DHAB-KA-HADAL1- Kala dhigan ayaamuhu2- Kala dhidibsan waayuhu3- Adduun dheelmad weeyaan4- Naftu dhimasho weeyaan5- Dhaayo aragti weeyaan6- Dhagna taagan weligeed,7- Ruux walbaba dhaliishiis8- Ama dhaqan ammaantiis9- Haddii dhabarka loo...
SII AQRI
Maanso
Maansadii: Darartii Maandeeq Curiye: Kunciil Qorrax
Ina Cubtan
-
November 9, 2017
0
Maansadii: Darartii Maandeeq"Dulmahaan u doodaaDiracaan dhoweystaaDanyartiyo agoontaanDusha xanaf ka qabatiyoDaqarrada u diidaa.Babbadkiyo dabeeyshiyoDulduleelka hoosaanKa daardaariyaayooDugsi dhaxanta celiyiyoDayr baan u ahay wayn.Dalku waa dalkeeygiiDadku waa dadkeeygiiDiinta iyo dhaqankiyo Diirkiyo dubaaqiyoDareenkaan ka...
SII AQRI
Maanso
Maansada: DHAKAFAAR JACAYL W/C: Sacdiyo Maxamuud Garcadde
Maamulka Laashin
-
November 6, 2017
0
Maansada: DHAKAFAAR JACAYL.Maansadan DHAKAFAAR waa maanso ka hadlaysa, Gabadh uu dersay jacayl, waxay la garnaqsanaysaa jacaylka, waxaanay raadineysaa, xalka iyo habka ugu fudud ee ay ku hanan karto, sida...
SII AQRI
Hees
Maansada Gaax jacayl W/C: Sacdiyo Maxamuud Garcadde
Maamulka Laashin
-
November 5, 2017
0
Maansada Gaax jacaylMaansadan waxaa curisay Sacdiyo Abwaan Maxamuud Garcadde, waa maanso ka hadlaysa dulqaadka iyo gigsashada dareenka jacaylka markuu dego wadnaha ee qofka ku keliyeysto iyo marka lala wadaago...
SII AQRI
1
2
3
...
10
Page 2 of 10
SHEEKOOYIN
Damac Dad iyo… W-Q Abdulle Abdi Karim
July 31, 2026
YAA KA DANBEEYA OLOLAHA: W-Q : Maxmud Adan Jaamuus
July 30, 2026
Hooyadu waa lama huraan W-Q Abdulle Abdi Karim
July 28, 2026
DABIN IYO DAKANO Q-4aad W-Q : Abdulle Abdi Karim
July 18, 2026
Waqtiga iyo Wacyiga Dadka, W-Q: Abdulle Abdi Karim
July 6, 2026
DABIN IYO DAKANO Q-3aad W-Q: Abdulle Abdi Karim
July 1, 2026
Cart
Your cart is empty!
Return to shop