Subaxnimadi hore ayuu Raage soo toosay, Yaasmiina waxay soo toostay asagoo shaahi kariyay, markaa ayay kala wareegtay howshii kushiinka, markay quraacanaayeen ayuu ku yiri: "Xasan waxaa laga wakiishay gobalka...
Deeqa waxay furatay account ay ku shubatay 20 kun oo doolar, Bangiga ay ka furtay ayaa si fiican u soo dhaweeyay, marki ay u sheegtay inay u shaqeyso shirkadda...