Curis

Sooyaalka Noloshii Sillooneyd Q7AAD

Sooyaalka Noloshii Sillooneyd Q7AAD                            Habeenkii oo dhan ayaa hawlgal lagu jiray. Ciidamadii Ilbir waxay xidheen jidadka soo...

Yaa Khaldan? Yaana Dulman? Q. 71-75 W/Q. Ahmed Hayow

  Maalinti ugu horeeysay ee wada shaqeynta Aabe Daahir iyo Saalim, ayuu odayga gaari uga soo qaaday gurigiisa, si loo soo tuso howsha uu qabanaayo, dabadeed waxay raaceen 20 tareel...

Sooyaalka Noloshi Sillooneyd Q6AAD.

Waxaa arkayey markii la ka xaystay Doolli iyo Dalmar saaxiibkood Samatar, oo wax badan ka daba qayliyey baabuurkii lagu qaadey, hase yeeshee, Samatar ma gaadhin mana awoodin wax intaa...

Yaa Khaldan? Yaana Dulman? Q.66-70aad. W/Q Ahmed Hayow

  Qofba meesha bugtaa asagay belbeshaa, Adeer Cali Baa Cubeyd waxaa xafiiska loogu geeyay Aabe Kaahin, markaa ayuu dadka dhan bannaanka isaga saaray oo albaabka xafiiska soo xirtay, wuxuu Kamaal...

Yaa Khaldan? Yaana Dulman? Q. 61-65aad. W/Q Ahmed Hayow

  Qolki maxkamada reer Daahir ayuu soo fadhiistay Saalim, markanna waxaa ugu sarreyso Dd oo ku fadhida kursigi Aabe Daahir, waxay Deeqa waydiisay Saalim: "muxuu yahay dembiga culus oo Aabaheey...

Yaa Khaldan? Yaana Dulman? Q. 56-60aad. W/Q Ahmed Hayow

  Gaarigi Saalim wuxuu soo istaagay albaabka guriga reer Daahir, intuu ka soo degay ayuu albaabka garaacay, waxaa ka furtay Hooyo Aamina oo tiri: "yaad rabtay?" Saalim ayaa yiri: "Deeqa...

Yaa Khaldan? Yaana Dulman? Q. 51-55aad. W/Q Ahmed Hayow

  Aabe Daahir markuu Kamaal intaa u sheegay ayuu Kamaal yiri: "adeer wiilka aad sheegeyso waxba igama qaadi karaan asaga iyo walaalkiis, waayoo waxaa la ii sheegay inuu walaalkiis nadiifiye...

Yaa Khaldan? Yaana Dulman? Q. 46-50aad. W/Q Ahmed Hayow

  Aabe Daahir wuxuu guriga ku soo laabtay asagoo wada laba warqadood, mid asaga ku socota oo uu soo qoray Kamaal Aabihiis iyo mid Deeqa ku socota oo uu soo...

Yaa Khaldan? Yaana Dulman? Q. 41-45aad. W/Q Ahmed Hayow

  Raage wuxuu xarunta telefoonada ka tegay xilli dambe, sababta oo ah wuxuu islahaa waxaa imaandoonta Dd, balse ma dhicin oo Deeqa waxaa loo diiday inay guriga ka baxdo, Ayeeyo...

Sooyaalka Noloshii Sillooneyd Q5AAD

Ka dib markii Doolli uu ka soo badbaaday xadhigii iyo dilkii loo geeystay, ayaa waxaa baabuur nooca loo yaqaan Tiknikada ku soo qaaday, weliba Shidhka hore fariisyey Ibir, oo...

SHEEKOOYIN

Gobanimo labo maaha

Talo Waayeel

DURUUF W.Q. Wiilo Daahir Xasan

BOOLI BARAKAYSAN Q.3AAD