Curis

Sheekadii SODDOHO. Q.7aad. W/Q. Ahmed Hayow

  Waxaa la isku dayay in islaamaha la kala maslaxeeyo, laakiin qeyladi waxay sii badatay markay hooyo Barni tiri: "wiilkeega idiin noqon maayo inan la yaal, gabar loo noqdana meesha...

Nabsi ma geline naf yahay ha ii darnaan! Q2AAD W/Q Ramla Gobdoon

                Nabasi ma geline naf yahay ha ii darnaan!Q2AAD  Xoogaa culeys ah ayaa ka dagay Cudbi, weyna aamintay hadalkii Mooge. Iyadu waxey aad uga naxeysaa eeddadeed, nafteedana waxey ku wareerineysaa weydiimo...

Sheekadii SODDOHO Q.6aad. W/Q. Ahmed Hayow

    Maalinti ku xigtay Daahir ayaa keenay dahabki laga soo dhiibay Dubai, wuxuuna gacanta ka saaray hooyo Codweyn, waxaa kale uu u sheegay in berrito la soo iibinaayo xoolihi ducada...

Yaa Khaldan? Yaana Dulman? Q.163aad. W/Q. Ahmed Hayow

Saalim markuu qolka ka waayay Aabe Kaahin ayuu aaday saldhiga, wuxuuna arrinti u sheegay Adeerkiis Cali Baa Cubeyd oo ciidamo u diray inay ka soo raadiyaan dhammaan hotelada magaalada...

Sheekadii SODDOHO Q.5aad. W/Q. Ahmed Hayow

Ablaabka oo furan ayay soo wada galeen, xilligaana hooyo Codweyn waxay ku jirtay qolka ay wada degan yihiin ayada iyo gabdhaheeda, Raxmo waxay ku maqneyd halki ay Daahir ku...

Qurbahaa i qiima tirey Q5AAD W/Q Maxamed Xaaji Xasan

                Qurbahaa i  qiima tirey Q5AAD Habeenimadii ayaan isku dayay inaan reerkaygii Waco oon ku ooyo kana raaligeliyo wixii qalad ah ee aan hanfadnimada ku falay, telefoonkii hooyaday baan wacay, way...

Sheekadii SODDOHO Q.4aad. W/Q. Ahmed Hayow

    Daahir markuu mootadi keenay jardiinadi Daljirka, ayay Raxmo diiday inay raacdo, waxayna ku tiri: "weligeey ma raacin mooto laba lugooleey, mana aqaan si loo raaco". Daahir ayaa ku yiri: "mootada...

Fuleygii Aflaxay W/Q; Cabdicasiis Maxamed Shidane

  Fuleygii Aflaxay!‏ Faarax wuxuu ahaa wiil, ka soo jiida qoys hodan ah. Aad ayuu is kula qob weynaa, sankana u taagi jiray. Isma uusan dhaheyn waxaad u jilba jabsan doontaa...

Sheekadii SODDOHO Q.3aad W/Q. Ahmed Hayow

Markay Aamina ka tagtay ayuu Daahir ka walaacay xaaladda Raxmo looga sheegay, waxaana cabsi gelisay inay daraadiis u dhimato, asagoo diyaar u ah inuu naftiisa u huro, wuxuu go'aansaday...

Sheekadii Soddoho Q1AAD iyo 2AAD W/ Q Axmed Xaayoow

                Sheekadii Soddoho Q1AAD. Waxaa laysku afgartay in arooska Raxmo iyo Daahir uu ka dhoco degmada Qoryooleey, waana sida ay codsatay Raxmo hooyadeed Cambaro oo loo yaqaano Cambaro Codweyn, Cambaro waa...

SHEEKOOYIN