Waqtigeeni wacnaa inagaa walaacinay
Waan soo tagay anoo maankeygu ku soo dhacayaan erayo badan oo ay laabtu jeclayd inaan ku iraahdo balse afku diidanaa qiritaankood.Uma sheegi karin inaan ka helay,...
HABEENKII KUNKA HABEEN Q1AAD
Kursi isbuunyo ka ah qeybta looga fadhiisto, geesaha sare iyo labada garab ee xusullada la saarto, ka ah caaw is dhaafdhaafsan, muuqaal ahaanna aan foolxumo ishu...
“GODOB IYO GARAAW”
(SHEEKO QIIMA LEH)
Qaybtii 17aad
wuxuu guda galay C/casiis sheekadii dheerayd ee uu doonayay in uu la wadaago hinda, wuxuu uga cudur daartay marka hore in...