Curis

HABEENKII KUNKA HABEEN Q3AAD W/Q: Xasan Yuusuf “Leego”

HABEENKII KUNKA HABEEN Q3AAD   Waxaa uu subixii xigay ka dhoofay garoonka Aadan Cadde, ee magaalada Muqdisho. Axmed iyo Aasiya waxaa ay is ka macasalaameeyeen taleefoon. Aasiya ayaa aad ugu duceysay...

Wiilkii Riyada Q1AAD W/Q: Samiira Ibraahin Cali.

Wiilkii Riyada! Q1AAD ----------------- Nasra waa gabadh ku dhalatay kuna barbaartay caasimadda dalka Soomaaliya ee Muqdisho. Waxbarashadeedii ilaa dugsiga sare waxey ku soo qaadatay isla magaalada Muqdisho. Nasra waa qof aad...

Anigoo Roon bay i Rogtey Q2AAD. W/Q Cabdiraxiin Hilowle Galayr

Anigoo Roon bay i Rogtey Q2AAD. Waxay ugu warceliyeen: Haa walaal waxaannu nahay Soomaali ee maxaan kaa caawinaa? Markaasuu u xog warramay, una sheegay dhibka iyo kadeedka haysta, lays kulama...

XIKMADAHA JIMCAHA IYO Mohamed Musa Sh.Noor

AFAR HADAD JECESHAHAY AFAR DARYEEL  1. Haddii aad Jeceshahay Farxadda Nolashaada, daryeel Caafimaadkaaga. 2. Haddii aad barwaaqada jeceshahayna, daryeel dabeecada 3. Haddii aad waaritaan jeceshahay, daryeel Caqligaaga. 4. Haddii aad waxaas oo dhan...

Riyadii Rumowday! Q2AAD W/Q:Maryan Ibraahin Cali

Riyadii Rumowday! ( Qeybta 2aad) -------------------------------------------- Aniga oo jecleyn in uu iga tago ayaan is macasalaameynay, isaga xitaa wuu bixi waayey, oo labadeenaba wax baad moodaa meesha aan taaganahay inay nagu...

Waqtigeeni wacnaa inagaa walaacinay Q2AAD. W/Q:Maxamed Cabdiqaadir Socdaal

Waqtigeeni wacnaa inagaa walaacinay Waan soo tagay anoo maankeygu ku soo dhacayaan erayo badan oo ay laabtu jeclayd inaan ku iraahdo balse afku diidanaa qiritaankood.Uma sheegi karin inaan ka helay,...

BALLANTEENNU WAA RIYADA Q1AAD W/Q: Ismaaciil Cabdillaahi Caydiid ( Samadoon)

BALLANTEENNU WAA RIYADA   Ammintu waa galab, cadceedu liiqa la sii gelayso godkeeda. Muuqaalka quruxda badan ee ka dhashay dhicitaanka qorraxda ayay indhuhu macaansayaan. “Alla miyey sidaas oo kale maalinta dhammaanteed...

KUWII KU XUMEEYAY MARNA XAMDIYI MAAYAAN! Qore: Amina Abdillaahi

Kuwii ku xumeeyay marna xamdiyi maayaan! Goor sheegta waxa aan ku qiyaasayay, ilaa. 4:30 subaxnimo, weli qof iyo geed lama kala garan, dhulku waa kaymo awdan, waana hawd, xilligaasaan ka...

HABEENKII KUNKA HABEEN Q2AAD W/Q: Xasan Yuusuf “Leego”

HABEENKII KUNKA HABEEN Q2AAD   Aasiya qorraxdii xilligaa kuleylkeeda ay la dhidideysay waxay u dhacday godkana gashay, iyadoo Aasiya dareen cusub, oo aysan wali isku arag dareemeysa. Waxaa u billowday jawi...

Xiddigihii Rajada W/Q: Axmed Cali Cabdi

Xiddigihii Rajada Geeddi wuxuu ahaa kuray aad ugu fiican waxbarashada waxa uuna u kallahaa aroor hore dhiska Quraanka halkaas oo uu ka aflaxay macalinkiisa Aadan, Geeddi waxa kale oo...

SHEEKOOYIN