Hammi caashaq iyo hunga been ah Q31AAD
Dhanka kale fartuun waxa ay noqotay gacan ku dhiigle maadaama cunugii Nasro ay ayadu sabab u noqotay, Xaliimo ayaa Fartuun u sheegay in...
DOOB GAAMURAY Q4AAD.
Maalmo ka dib, waxaa degaanka ka soo dhex muuqday oo doonista Gobaad dhankiisa uga soo milmay, Mahad-dheere oo isaguna ahaa doob agoonnimo ku soo koray oo hanti fara...
WAAYIHII WARSAME Q6AAD
Muddo markii uu Warsame maqaayadda ka shaqaynayay magaaladiina uu la qabsaday oo sidii reer magaalkii u labbistay ayuu bilaabay in uu salaadda tukado, muxuu se ku tukadaa?...
Ma Illoobi doono Q3AAD
Nasiino ka dib, innaga oo wada qadeyneyna ayaan arrinkii marti-qaadka ku wargaliyey marwadeyda, waana ay iga aqbashay. Aad baanu u faraxsaneyn. Qofba tookadiisa ayaa afka loo...
Doob Gaamuray.
Guuleed, oo aad iyo aad uga naxay eraygii kululaa ee Gobaad ka soo yeeray ee canaanta u muuqday, ayaa markiiba la soo booday "Gacaliso is deji, Doobnimo waa...
Ma Illoobi doono Q2AAD
Dugsiga qur’aanka (malcaamad) ayuu xiriirkeennu ka billowday innagoo da’ ahaan aan shan sano gaarin. Dugsiga hoose, dhexe iyo sarena waan kala war haynay, in kastoo aanan...
Hammi caashaq iyo hunga been ah Q30aad.
Fikradaasi waxa ay noqotay mid wanaagsan oo laysla qaatay, waxaana loo bandhigay Nasro, ayaga oo og in aysan diidin Karin, ayay si quursiya...