Curis

XAAKIMKA. (SHEEKO KOOBAN). QORE: Mohamed Musa Sh. Noor

Xaakimka ( Sheeko kooban) Dambi ayey gashay, xabsi ayaa loo taxaabay maxkamadna waa la saaray, ciqaabta dambiga ay gashay waxay ku muteysan kartay xabsi daain. Illin ayaa ka qubatay, waxay ogayd...

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor Qaybtii 82aad   1-Yaab!!! Laga yaabee marka aad qof u baahantahay in uusan qofkaas kuu baahnayn, marka qof kuu baahan yahayna aadan...

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor Qaybtii 81aad    1-Saddex wa nolosha qiimaheeda  1 Jacaylka waa nolosha qiimaheeda, dhadhankeeda, kifaaxeeda, farxaddeeda iyo  furfurnaanteeda. 2 Iimaanka waa qiimaha nolosha ugu...

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor Qaybtii 80aad 1-Qofka aad tahay Qof walba xaq uma lahan in uu dhabtaada ogaado, dadku waxa ay ku moodaan ha kugu...

U QAADAN WAA (Q4AAD) W/Q: Ismaaciil Cabdillaahi Caydiid (Samadoon).

U QAADAN WAA (Q4AAD) W/Q: Ismaaciil Cabdillaahi Caydiid (Samadoon). Haa, sidee lagu helaa qof aad dooneyso, ogeyna in uu ku doonayo?. Naftaydu waxa ay ku jirtaa dagaal, waxa ay dhex...

Hammi caashaq iyo hunga been ah Q39AAD W/Q: Cabdisalaan Macalin Xirsi

Hammi caashaq iyo hunga been ah Q39AAD Tan kale Saaxiib waayo aragnimo ka qaado, jacaylka kugu dhacay, ragga kula jaalka ahna qisadaada u weri si ay cashar ugu noqoto, kolay raggu waa...

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor Qaybtii 79aad 1-Indhahaaga Indhahaaga wax badan ayey qaban karaan, balse qalbigaada wax kooban ayuu qabtaa. Mmusa                                                            2-Marka aad wax jeceshahay Marka aad wax...

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor Qaybtii 78aad 1-Sabar iyo mahadnaq Murugada ma harayso inta nolol jirto. Dadka aan wanaagsanayna dunida kama dhammaanayaan inta nololoshu socoto Yaabkuna kama dhammaanayo...

Hammi caashaq iyo hunga been ah Q38AAD W/Q: Cabdisalaan Macalin Xirsi

Hammi caashaq iyo hunga been Q38aad. Xasan: Walaal xogtaani waa mid run ah, walaashayna aad baan ugu qanacsanahay, waxa ayna ka soo heshay gabar ay saaxiib yihiin walaashay, Nasrana ay...

Filan waa Q41AAD W/Q: Yaasiin Xasan Muuse

Filan waa Q41AAD Wuxuu yidhi “malaha waxay moodaysaa inay calaacalkaa calool jileeca dabacsanaan  iiga helayso, tahriib ma ahaane waligaa ha soo laaban haddaad doonto. Balse, Maxamed go’aankaa naf la tashiga markuu...

SHEEKOOYIN