Curis

GARBADUUB Q8AAD W/Q: Cabdiraxiin H. Galayr

  GARBADUUB Q8AAD Guhaad dhankiisa waa qabaa boholyoowga iyo xiisaha hilowga leh ee u haya aragtida iyo la kulanka Ubax, balse cadhada ayaa ka awood badisay waxa uuna weli goconaya hadalkii...

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor Qaybtii 88aad   1-Dhabta Aadanaha Dhabta Aadanaha waa waxa uu kuu samaynayo ee ma ahan waxa uu kugu dhahayo, sidaa darteed, ha...

ย ย DUMARKA AYAA MAR WALBA RIIXA RAGA. Qore:Mohamed Musa Sh.Noor

DUMARKA AYAA MAR WALBA RIIXA RAGA. Xiriir kasta oo burburaa ama qoys walba oo qar ka dhacaa mar walba Dhibanaha dhibka soo gaaray waxaa loo nisbeeyaa in ay dumarka yihiin. Waa...

GARBADUUB Q7AAD W/Q: Cabdiraxiin H. Galayr

GARBADUUB Q7AADย  Maalintii Sabtida ayaa qof weliba dhankiisa ka soo aaday Dugsiga, kaddibna Guhaad illeyn waa nin dan lehe, waa ka hor xerooday, isagoo doonaya in aysan dhicin inay kulmaan...

Filan waa Q42AAD W/Q: Yaasiin Xasan Muuse

Filan waa Q42AAD   Mobil Nokia ah oo Faysal jeebka ugu jiray intuu soo bixiyay ayaa wuxuu yidhi: โ€œwaa tan ย shaashada iisaaran ee bal si fiican u dhowr. Maxamed intuu sawirkii aad...

GARBADUUB Q6AAD W/Q: Cabdiraxiin H. Galayr

GARBADUUB Q6AADย  Iyadoo weli arrinkoodu dhana u dhicin, ayaa guryihii la soo gaadhay, Ubax oo markii horeba marmarsiinyo raadis ahayd, weydiinta dambena aan hayn meel ay afka u saarto, ayaaย ...

Tiiraanyada noloshayda( QISO DHAB AH). Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

Tiiraanyada noloshayda( QISO DHAB AH) Qaybtii 3aad. Wixii markaa ka dambeeyay qoyskayga xaaladdiisa ma daganayn ilaa saddex caruur ah ayaan ku dhalay muranka subaxaa bilowday. Xaaladda qoyskeyga xaalad dagan ma aysan ahayn,...

GARBADUUB Q5AAD W/Q: Cabdiraxiin H. Galayr

GARBADUUB Q5AADย  Iyadoo xaalku sidaa yahay wiilkiina uu ka xishooday, oo si uu ugu dayriyo aanu garanayn, ayuu ku yidhi sug, foolxumo ayay la noqotey inuu tago gabadha gurigooda oo...

Qalbi Qarax๐Ÿ’”๐Ÿ’”๐Ÿ’”. Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

Qalbi Qarax๐Ÿ’”๐Ÿ’”๐Ÿ’” ๐Ÿ˜ข ๐Ÿ˜ข ๐Ÿ˜ขmuddo ayuu daba socday oo dhinac walba ka riixayay sida ay mar uun gacantiisa usoo gali lahayd. Dadaal uma yareyn runtii dhan walba ayuu duulaan ka qaday,...

GARBADUUB Q4AAD W/Q: Cabdiraxiin H. Galayr

GARBADUUB Q4AAD Wuxuu aad uga werweraa side noqon doontaa noloshoodu, yaa garab iyo gaashaan u ah,ย yaa kaalmeyn doona, maxayse xaalkoodu ku sugan yahay? Guhaad habeen oo dhan wuxuu dhex dabaashaa...

SHEEKOOYIN