Basra oo yaabban baa si hoose u tiri, “Naa bal ninka iiga warran, Allaa iga badbaadiyay oo waa aan ku sirmi gaaraye, maxaad ku aragtay? ma wax xumaan ah...
Bilihii ugu danbeeyay Basra Xaaji, waxa aad ugu soo badanayay rabitaanka iyo jamashada ka helidda ah ee ay u qaadday Aw-Cumar oo ah wadaad xaafadda ku cusub, waxaase jira...
MAR-MAR-SIINYO Q.9aad
Xuseen M. Cabdulle (WADAAD)
huswadad@gmail.com
huswadad@hotmail.com
Dhankaas dhan dheh, dhankaa kalena dhan dheh!
Koofur, waa koofurtii la yaqiinnay, oo waa middii kol hore laga hayaamay... Hayaankaasu kolkiisi hore gar maahayn…In uu dhan...
Maanso, Suugaan iyo Sheeko
Saddaxda nolosha aadaha quud u ah waa maanso, suugaan iyo sheeko. Tan tan dambe ayaa ugu fidsan, tan hore ayaana ugu falkinfilsan, halka tan dhexe tahay...