MEYDAD KALA MAQAAM AH!!
Saddex habeen ka hor ayay aheyd, markii aan si kadis ah ula kulmay dhacdo si aad ah iiga yaabisay, marna iga fajacisay, marna iiga nixisay, mar...
Farsamo mise fursad?!
Qurbaha waxaa ka jira, dad xirfad ka dhigtay, inay dadka lacago ka aruuriyaan. Dadkaasi waxay wataan gawaadhi, waxay isaga ka la gooshaan gobal ilaa gobal, tuulo ilaa...
Dambigaan ka Galay Duniyadaan Dhalay. Q 3AAD
Shalay iyo maanta kala roon, nolosha baalkeeda cusub ee aan guda galnay ayaa i ilowsiisay dhammaan rafaadkaan soo maray. Sida boqorka ayaa...
Agoonkii Hooyadi Illaaway Q6AAD.
Odawaa waxaa loo gudbiyey goobta “Xero” la geeyo dadka soogalootiga ah ee aan waliba ku soo galin dalka nidaam ogolaasho, si ay u dalbadaan codsi qaxootinimo.
Odawaa...