Maamulka Laashin

1801 articles

Shaqo ha lagu siiyee qoladaada sheeg?! Dhacdo xanuun leh W/Q: Maxamed Mukhtaar “ Fuaad Yare”

    Shaqo halagu siiyee  qoladaada sheeg? Waqtiga inta ugu badan waxaan noqdaa kali aan cidna la joogin, si aan u fikiro anigoo maanka ku haya daruufta gaar ahaaned ee nafteyda hareereysay...

Gabay Baaq iyo Baroordiiq ah W/C Cabdijibaar Aadan Gaas.

  Waa Gabay  Baaq iyo Baroordiiq ah oo ka hadlaya  Aafadii cuslayd ee ka dhacdey  Badda u  dhaxaysa  waqooyiga Afrika iyo  Qaarada Yurub ee Madeterian Sea,  Aafadan ayaa aheyd mid...

Dib u milicsiga Muqdisho W/Q Ustaad Bashiir Cali Xuseen

    Dib u milicsiga Muqdisho 1268 – 2011 Qoraalkani, wuxuu da’ yarta amaba jiilka soo koraya iyo inta aan aqoon u iftiiminayaa muqdisho iyo waayihii ay soo martay, sidoo kale dadka waa...

Sidee loo difaaci karaa webiyada Soomaaliya la wadaagto Itoobiya iyo Kenya? Dr Cabdulqaadir Maxamed Tahlil

Sidee loo difaaci karaa webiyada Soomaaliya la wadaagto Itoobiya iyo Kenya? Dr Cabdulqaadir Maxamed Tahliil Bishii March ee sanadkaan 2016 waxaa yaraaday ama guray biyihii webiga Shabelle. Saxaafadda iyo masuuliyiin...

Maansada Danguud W/C: Hodan Sheekh Cumar

Maansad Danguud. Maansadan  waa maanso si guud uga hadlaysa,  hantaaqada iyo hantaaruda ku dhacday bulshada Soomaaliyeed,  waa dardaaran iyo baraarujin ku aadan sida  ay  uga kici lahaayeen habaaska,  Hal abuurka...

Hayb iyo Kalgacal Q5AAD W/Q:Cabdiraxiin Hilowle Galayr

Hayb iyo Kalgacal Q5AAD Sidii ayay isku ku kala tageen, waxaana halkaas laga gaadhay xal weyn, dhinacii wadada iyo gaadiidka, waxaa sidoo kale hawshoodii shaqo u fududaatay gaadiidleeyda.Waxaa jirtey in...

Daljirihii Dayacnaa W/Q; Cabdiwali Jaamac Barre

DAL JIRIHII DAYACNAA … Waa sanad guuradii 56 lixaad ee ka soo wareegtay markii dhidibada loo taagay Ciidamada xoogga xiligaasi oo ku beegneyd 12 April 1960kii, in mudo ah ayay...

Jahawareerinta iyo Jowrfalka Jiilka Soomaaliyeed W/:Bashiir Cali Barre

Jahawareerinta iyo Jowrfalka Jiilka Soomaaliyeed. Inta badan waxaa lagu qiyaasaa in 70%+ dadweynha soomaaliyeed yihiin dhalinyaro da'doodu ka yartahay 35sano, caddadka aqlabiyadda intaas la eg ayagoo ah dhallinta soomaaliyeed, ayey...

Dowlada Dhexe iyo Maamul Goboleedyada Q3AAD W/Q: C/salaan Macalin Cabdulaahi.

Dowlada Dhexe iyo Maamul Goboleedyada Q3AAD. Qormada Dowladda dhexe iyo maamul goboleedyada qeybteedii 1aad waxaan uga soo hadley hannaanka maamul ee aan is leeyahay waa uu ku haboonyahay dalka Soomaaliya, anigoo...

Qabiilka Moobilen iyo Amxaaro maxaa isku keenay? W/Q Prof: Yaxye Sheekh Caamir

QABIILKA MOOBLEEN IYO AMXAARO MAXAA ISKU KEENAY? Waa muhim in aanan adiga lagaa qarin taariikhda soomaalida, geesi kasta ama koox kasta oo Soomaali ah oo maalin uun la dagaalay cadaw...

SHEEKOOYIN