Maamulka Laashin

1803 articles

Dowlada Dhexe iyo Maamul Goboleedyada Q3AAD W/Q: C/salaan Macalin Cabdulaahi.

Dowlada Dhexe iyo Maamul Goboleedyada Q3AAD. Qormada Dowladda dhexe iyo maamul goboleedyada qeybteedii 1aad waxaan uga soo hadley hannaanka maamul ee aan is leeyahay waa uu ku haboonyahay dalka Soomaaliya, anigoo...

Qabiilka Moobilen iyo Amxaaro maxaa isku keenay? W/Q Prof: Yaxye Sheekh Caamir

QABIILKA MOOBLEEN IYO AMXAARO MAXAA ISKU KEENAY? Waa muhim in aanan adiga lagaa qarin taariikhda soomaalida, geesi kasta ama koox kasta oo Soomaali ah oo maalin uun la dagaalay cadaw...

Murug iyo maan kala jeeda W/Q; Abdiqadir Mursal Warsame

Murug iyo maan kala jeeda    Maalmo adag oo la soo maray. Dagaalo sokeeyo, qabqabale qarandiid ah, culimaa’u diin adeegsanaya, siyaasi shaati shisheeye huwan, adeege garbo badan leh, koox diimeedyo sheeganaya in...

Hayb iyo Kalgacal Q4AAD W/Q Cabdiraxiin H. Galayr

  Hayb iyo Kalgacal Q4AAD.   Guuleed hawshuu billaabay waxay gaadhay in ardayda iyo Baabuureydu ku heshiiyaan, in xitaa bil loo bixin karo lacagta, waxaana taas kelifeysay inay u fuddeyd waalidka iyo...

Socdaalkii Ibn Batuut ee Soomaaliya W/T; Maxamed Xaaji Xasan

  Socdaalkii Ibn Batuut ee Soomaaliya.   Gugii 1331 ayuu Ibn Batuta u socdaalay koonfurta isagoo qaadaya xeebta bariga Afrika ee caddan illaa Mogadishu, Mombasa illaa Kilwa. Caddan buu markab ka raacay...

Taariikhda Hannaanka Federaalka Q3AAD W/Q: Shaafici Macallin Axmed

Tilmaamaha gaarka ah ee fadaraalka Waxaa jira tilmaamo gaar ah, oo laga maarmaan ay tahay in laga helo nidaam kastoo fadaraal ah. hadii aysan jirin tilmaamahaan waxa ay ka dhigantahay...

Aniga iyo Xaaskayga Amaal W/Q Cabdiraxmaan M. Axmed(Warmooge)

  Aniga iyo Xaaskayga Amaal Laba sanno ka hor ayaan is guursanay, Guur xalaal ah dhammaan noloshaydii oo dhan ayaa is beddeshay, oo dhammays noqotay, madow hadday ahayd iftiin ayay u...

Mogadishu iyo xiriiradeedii Diblomaasiyadeed iyo Ganacsi W/Q; Prof Yaxye Sheekh Caamir

              Mogadishu iyo xiriiradeedii Diblomaasiyadeed iyo Ganacsi. Mogadishu waxa ay xiriir Diplomacy la leheed Maamulada kale,Fiiri marqaati buuga L'Italia Nel Banadir bogga 376aad warqadda Suldaanka Sensibaar ee Cali Bin Saciid u...

Agoonkii hooyadii illaaway, Q10AAD W/Q; C/fitaax Maxamed Xaambe

  AGOONKII HOOYADI ILLAAWAY Q 10AAD.   Odawaa waxaa u billowdey nolol tii hore ka duwan, wuxuu galay marxalad marna uusan maankiisa ku hayn, wuxuu yeeshay asxaab aan tii hore ahayn, waxaa...

Geeridi Awoowe W/Q; Ibraahin Maxamad Sheekh Cabdi

          Geeridi Awoowe. Nolosheyda saameeynta ugu badan waxa ku lahaa Awoowgey, waxaan ku dhashey dalka Sacuudi Carabiya sanadka markuu ahaa 1989 ki, waxa dalka nimid 1996 anagaw ka kooban seddex gabdhood...

SHEEKOOYIN