Magacaygu waa LAKI,waxaan ku dhashay burburkii dalka ka dib magaalada boosaaso, waxaan ku soo barbaaray isla magaalada boosaaso ee bariga soomaaliya waxa aannu ahayn qoys ka kooban Aabbe, Hooyo...
Waa geeraar aad u murti iyo miisaan culus, Hal abuurka da'da yar ee Ibraahim Cismaan Afrax ayaa wuxuu ku soo gudbinayaa sheeko xiiso leh oo ku saabsan dareen iyo...
Habboon ma Jinbaa?Q2AAD
Albaabka shabbaga ah, ee geedka Xayaabka ahi isku marmaray ayaan laba farood ku riixay, horenna waan u galnay, halkaa kolkaan dhaafay, ee kaabbada afarta lakab ah, ee...
GOGOL-DHIGA MAWDUUCA.Mid kamid ah caqabadaha ugu muhiimsan ee wakhtigan la joogo waa dhibaatada kor u kaca sicir-bararka. Saamaynteeda qof kastaa wuu dareemi karaa ha ku kala duwanaadaan xaddiga ay...
BOQORTOOYADII SILCIS iyo BOQORTOOYADII AL-AMIIR
ARAAR: Qoraalkan macnihiisu ma ahan,somaliya oo dhibaatada qabiil la ciirciireeysa in aan taariikh qabiil barayo, ee qoraalka si aragti gaaban ha u fiirin ee u...