Maamulka Laashin

1801 articles

Habboon ma Jinbaa? Q3AAD W/Q: Cabdiraxmaan Maxamed Axmed(Warmooge)

Habboon ma Jinbaa? Q2AAD “Miyaad tagi lahayd?”, ayay I waydiisay, “May”, ayaan ugu jawaabay. “Iska soo fadhiiso haddaa aan xoogaa wada sheekaysanee”, waxay sii raacisay, “Saw ma wada sheekaysan karno?”...

Tacadiga Liyuu Booliis: Dhacdo xanuun badan: W/T Ismaaciil Ubaxle

  Hooyo Haysata Caruur Mataano Bil uun jirey ayaanu Dilnay Iyada Iyo Ninkeedii, Mataanihiina Goobtii ayaanu kaga Dhaqaaqnay. Way Ooyayeen markii aannu sii soconnay.Sidaas Waxaa Yiri Askari ka Tirsanaa Ciidamada...

Andalustii Shalay Iyo Soomaaliyada Maanta Q4AAD W/Q: Maxamed Xaaji Xasan

Bilowgii baaba’ii Andalus Nimco walba nusqaanteed lehe, barwaaqadii iyo horumarkii ay Andalus dhinac walba ka gaartay waxaa ay ku dhalisay kibir, isla-weyni iyo xukun jaceyl. Dhaqanka aadanaha sidiisaba marka uu...

Haweenka iyo habdhaqanka xilliga caadada W/Q Ilhaam Sheekh Abuukar

Haweenka iyo hab dhaqanka xilliga caadada. Sida aan wada ogyahay Haweenka waa udub dhexaadka qoyska iyo bulsho walba oo adduunka ka mid ah, waxa ayna sal dhig u yihiin nolosha...

Warqaddii macsalaamaynta WQ: Ramla Gobdoon

Warqaddii macsalaamaynta Iyada oo ku soo daashay hagaajinta boorsooyinkeeda safarka ayay qolka iigu soo gashay. Sariir aan ku jiifay, ayay dhinac kaga fariisatay ka dibna billowday dardaaran. Kolkii ay wax...

Dhallinta Soomaaliyeed iyo Kaalintooda Bulsho W/Q Drs Farax Sheekh Cabdirisaaq(Drs Zedra)

Dhallinta Soomaaliyeed iyo Kaalintooda Bulsho. Arrar. Adduunkan aynu ku noolyahay aaddanuhu waa kala ayni, waana meerto la soo wada maro da’da iyo koritaanka jireed iyo midka maskaxeedba, waxaa hubaal ah in  ...

WAALIDKII HUNGOOBAY ( SHEEKO DHAB AH) W/Q Deeqo Shire (SONNA)

WAALIDKII HUNGOOBAY ( SHEEKO DHAB AH) Waxay ahayd maalin Isniin ah Waxaan joognay goobta shaqada xili aan ku guda jirnay waqtiga qadada ayuu sheeko ii bilaabay isaga oo i weydiinayay...

Daryeel La,aantii Aabe iyo Ducadii Hooyo W.T. Cabdifataax Xasan Cirguje (Qarandoon)

Daryeel La,aantii Aabe iyo Ducadii Hooyo Muno waxay udhalatay Masar waxayna ku noolayd caasimada Maansuur ee Dalkaasi,  waxay kasoo jeedaa qoys danyara oo sabool ah, ninkeeduna waa nin baagamuudo ah...

KULANKII ANIGA IYO CARABKII MAAL-QABEENKA AHAA W/Q:- Cabdullaahi Cabdi Muuse (YamYam)

KULANKII ANIGA IYO CARABKII MAAL-QABEENKA AHAA Goor-sheegtadu iminka waxay isku taagtey kala barka waa labo iyo tobankii subaxnimo, waxaan dhex soconaya hadda waddada caanka ee King-Fahad ee ku taal magaalada...

Illintii macaanayd! W/Q Farax Sakhaawe

Illintii macaanayd! Waa galab jimco ah. Jawiga wuxa uu ahaa saansaan roobaad, laakiin ma da´aynin roob sidaa u sii weyn. Waxaa dhacaysay leyr aad u macaan oo saxan saxo udgoon...

SHEEKOOYIN