Maamulka Laashin

1801 articles

Dhallinyarada iyo Siyaadda: Fursado iyo Faquuq! W/Q:Khaalid Cilmi Nuur Jees

Dhallinyarada iyo Siyaadda: Fursado iyo Faquuq! Soomaaliyadeennan ay Odayadu dhabbada hoggaamineed hor boodayaan, waxay dhallinyaradu ka yihiin Seddex dalool laba qayb tiro ahaan Umaddeenna(75%). Inta aynan ku fogaan awoodda, aragtiyaha...

Ma tuulo tuulo ayaan u kala baxnaa mise khayrkeen baan tiigsanaa? W/Q: Khaliif Maxamuud Cilmi

Ma tuulo tuulo ayaan u kala baxnaa? mise khayrkeen baan tiigsanaa? Taariikhda waxaa dib loogu akhriyaa in wax laga ogaado wixii la soo maray khayr iyo khasaaro ,qalad iyo sax...

Tolow Yaa Furay ?? Q2AAD W/Q: Cabdifataax Xassan Cirguje (Qaran Doon)

Tolow Yaa Furay ?? Q1AAD  Waan yaabay oo amakaagay cabbaar ka dib ayaa waxaan iri sxb marka laga tago inay adduun iyo xaalkiis tahay xoogaa ma iiyar faahfaahin karta dhacdooyinkaaga...

Qabyaaladda iyo Qaxarkeeda! W/Q: Farax Sheekh Cabdirisaaq

Qabyaallada iyo Qaxarkeeda? Waa maxay Qabyaaladdu? Wax walba marka la ogaado asalkiisa iyo ujeedkiisa ayaa waxaa haddana lasii ogaan karaa waxtarkiisa iyo wax dhimaalkiisa, haddaba inta aanan ka faalloonin oo aanan...

Halista hubka Carruurta iyo Maalinka Ciida WQ: Sunni Carays Fayte

Halista hubka Carruurta iyo Maalinka Ciida.   Saameynta dhaqanka bulsho. Qof walbaa wuxuu ku kacaamaa, kuna barbaaraa, dhaqanka bay’ada iyo deegaanka uu ku koro, haddii ilmaha yari ku kacaamo hooyadiis iyo aabbihiis...

Barbar-weyne Q1AAD W/Q: Hared S. Addawe

Waa Sheeko si Taxane ah loo Qoray oo Sarbeeb ah ----------- Qayb 1aad: Barbar-weyne--------------   Barbar-weyne oo ah nin xaafad magaalo ka tuugaysta, kaasoo shacabku mar ka cararaan marna u cararaan, ayaa...

Aabbihii Gabadhiisa Garan waayey! W/Q Faarax Bashiir Sheekh Axmed

QISO: AFAR SANO ISMAY ARAG AABBAHEED HADANA WAY WADA JOOGAN “maxaa jira tallow ay isku arki waayeen, malaha midkood baan indhaha aan waxba ka arkin, amaba labaduba way indho la’ayihiin,...

Hawl adduun iyo Haddimo kalgacal Q3AAD W/Q: Cabdiwahaab Cabdulqaadir Maxamuud (Carab)

Hawl adduun iyo Haddimo kalgacal Q3AAD. Caasha: Waa sax Cali, aniguba maanka waan kuugu hayaa aadna waan kuugu xiisay aboowe. Wuxuu Cali waydiiyey inay kulmaan oo uu Cali jecelyahay inuu...

Tolow Yaa Furay ?? Q1AAD W/Q: Cabdifataax Xassan Cirguje (Qaran Doon)

Tolow Yaa Furay anigu ?? W/Q: Cabdifataax Xassan Cirguje (Qaran Doon)  Waa sheeko  ka turjumaysa dhacdo xaqiiqo ah Qaybtii 1aad: Waa fiidnimo jimco ah meeshuna waa mid ka mid ah goobaha lagu...

SHEEKOOYIN