Waqtigeeni wacnaa inagaa walaacinay
Waan soo tagay anoo maankeygu ku soo dhacayaan erayo badan oo ay laabtu jeclayd inaan ku iraahdo balse afku diidanaa qiritaankood.Uma sheegi karin inaan ka helay,...
Dheemmantii la dhibay!
Badi muslimiinta ku dhaqan magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Barri,waxa ay soo tukadeen salaaaddii casar.Anigu wax aan dib ugu laabtay gurigaygii ;si aan mar kale isugu diyaariyo...
DAGAALLADII HINTIRE IYO WACDAAN KU QAADEEN ISTICMAARKII TALYAANIGA.
ARAAR: Aqristoow,waxaan isku dayay in aan aad u soo koobo qormadaan,si aadan uga daalin aadna wax uga ogaato taariikhda iyo dagaalladii soomaalidii...
Riyadii Rumawday
----------------------
Waxaan hurdada ka soo toosay aroortii, aniga oo aaad u faraxsan, misna dhoolla-cadeynaya. Waxaa aad ii la yaabtay saaxiibtey oo aan hal qol wada dagnayn, maadaama uu imtixaan...