Maamulka Laashin

1801 articles

Sheeko taxan: Quraafaadka Faaliyaha Q10 W/Q: Cabdullaahi Macallin Maxamuud (Siyaasi)

Sheeko taxan: Quraafaadka Faaliyaha Q10AAD  Maryan iyadana waxaa qolki ay Sahro ka aaday dugsiga tababarka ee Xalane u kaxeeyay Hooyo Faadumo oo ay markiiba kala kulantay xannaanayn, xurmayn iyo soo...

Gaso Ganuun, Gasiin (Q10aad) W/Q: Prof. Cali Jimcaale Axmed

Gaso Ganuun, Gasiin (Q10aad) Sheeko, sheeko!Sheeka Xariir! Odaygi ayaa reediisa ama dhinaciisa ka arkay Jabaq oo meel la saro lahayn. Waaba igaarki oo neeftuuraayaa, sankuna dabayl kulul ka baxeyso. Jabaq...

Ha aaminin eray kastoo lagu yiraa W/Q: Cabdullaahi (Siyaasi)

  Ha aaminin eray kastoo lagu yiraa Waxaa Ammin hore deegaan ka mid ah dhulka soomaalida ka jiray nin la yiraa Carraale oo Geesi ah, laguna yaqiin deeqsinimo,talo wanaag iyo hoggaan...

Sheeko taxane: Horta yaa abaal gala? Hadduu jirona yaa guda ?Q9AAD W/Q: Xuseen M.Cabdulle “WADAAD”

Horta yaa abaal gala? Hadduu jirona yaa guda ?Q9AAD. Odayadu waxa ay waddada haayaanba, waxaa la soo gaaray xaafaddii Reer Maxaad Cali, Waxayna istaageen Albaabka hortiisa ,Cali Gaab markaan waxuu...

Sooyaalkii Axmad Xaayoow 1958-2016

Sooyaalkii Axmad Xaayoow 1958-2016 Axmad Mocoow Xaayoow “Dulmidiid” (AUN) wuxuu ku dhashay degmada Waaberi, ee magaalada Muqdisho, gobolka Banaadir, bishii March 12/1958. Dugsiga hoose wuxuu uga soo baxay Xamar Jajab,...

Sheeko taxane ah:Quraafaadka Faaliyaha Q9AAD W/Q: Cabdullaahi Macalin Maxamuud(Siyaasi)

Sheeko taxane ah:Quraafaadka Faaliyaha Q9AAD Marki uu G/shle Cusmaan hadalkii ka baxayna waxaa hadal gaaban oo uu ku jiro ixtiraan ku tiri Maryan, oo iyada dhegaheeda u furtay hadalkiisa lana...

Gaso Ganuun, Gasiin (Q9aad) W/Q: Prof. Cali Jimcaale Axmed

Gaso Ganuun, Gasiin (Q8aad) “Sheeko, sheeko! Sheeka Xariir!“ Odaygi reer Jabaq ayaa meel aan cidda ka fogeyn ciidda ka xaarxaartey. In ka yar dhudhun marki uu hoos u qoday ayaa biyo...

XALKA GAALKACYO W/Q: Ibraahim Cismaan Afrax

XALKA GAALKACYO. Ceebla oo ku nool koonfurta Gaalkacyo ayaa waxay qadka taleefoonka iskala hadleen Cawrala oo deggan Waqooyiga magaaladaas, waxayna labadan hooyo ahaayeen saaxibbo isku fasal ah xilligii dugsiga, hoose...

DHIBTII IGA GAADHAY REER AAL-SACUUD W/Q: Cabdisamad Baashe

DHIBTII IGA GAADHAY REER AAL-SACUUD   Waxa aan la soconay gaadhi Taxi ah oo ka dhex shaqaysta caasimadda Riyad, shan qof ayaanu ku saaranahay. Soomaali ayaan wada nahay dhammaantayo, habeenkii aalaaba...

Sheeko taxane: Horta yaa abaal gala? Hadduu jirona yaa guda ?Q8AAD W/Q: Xuseen M.Cabdulle “WADAAD”

  Sheeko taxane: Horta yaa abaal gala? Hadduu jirona yaa guda ?Q8AAD Waxa is raacay waa Oday Maxaad Cali iyo Saaxiibkiis Cali Gaab.Oday maxaad Cali; waxuu gacanta bidix ku sidaa Quraacdii...

SHEEKOOYIN