Naf ku jecel, ku fekertay in ay abid ku sii jeclaato, kaana xulatay asaagaa ayaan kaaga sidaa salaan udgoon badan oo kasoo go’day niyad laguu goglay oo aad kaligaa...
Saaxiibkaan eersaday Q7AAD.(sheeko dhab ah)Looyaan kursi ayuu ku kor dhacay wuuna jabay iyada uusan soo gaarin Liibaan, Nasiib wanaag Mire iyo dhawr nin oo kale oo Soomaali ah ayaa...