Maamulka Laashin

1803 articles

Murti iyo Miid Q8AAD W/Q: Cabdul Cabdulkariim (Ugaaska)

Murti iyo Miid Q8AAD Arooskii Barakoow, waxa uu ahaa arooskii ugu qiimaha badnaa ee qarniga waxaa ka soo qeyb galay marti sharaf faro badan, oo isugu jiray shaqaalo dawladeed arday...

Sheeko Taxan: Xero Shaydaan Q5AAD W/Q: Cabdullaahi M.(Siyaasi)

Sheeko Taxan: Xero Shaydaan Q5AAD Daahir habeenki iyo maalinti ka harsanayd bixidiisa aad ayey u yarayd muddadi uu hurday ,waxaana mar walba ku soo kordhayay cabsi uu ka qabo...

Sheeko Taxan:RUN MISE BEEN? Q7AAD W/Q: Axmed Xaayoow(Aun)

Sheeko Taxan:RUN MISE BEEN? Q7AAD Xaliima ayaa u timid Habboon, habeenki jimcaha soo gelaayay,kaddib waxaa laga sheekeystay xaalku siduu noqday usbuuca la soo dhaafay, balse Xaliima way ka xumaatay isbeddelka...

Sheeko taxan: Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q30AAD W/Q: Xuseen “WADAAD”

Horta yaa abaal gala?Hadduu jirase yaa gudi? Q30aadWaxaa daarada muggaan wada fadhiyo waa labadii reer ee xididka iyo gacalka ahaa. Waa Reer Maxaad cali, oo uyuka mininkooda la fadhiyo,...

Ha i weydiin sababta aan waddani u ahayn aniga oo soomaali ah!!

Ha i weydiin sababta aan wadani u ahayn aniga oo soomaali ah!!Adduunyada aynu ku nool nahay waa tusaali aaynu u baahanahay inaan talo badan ka helno, gaar ahaan waddamada...

Gaso, Ganuun iyo Gasiin Q:30AAD W/Q. Prof. Cali Jimcaale Axmed

Gaso, Ganuun iyo Gasiin Q:30AAD  Sheeko, sheeko! Sheeka Xariir! Jabaq iyo aabihii ayaa aad ula dhacay habsamidi shimbiruhu ugu soo dhaweeyeen geed dalluuggi salkiisa. Waxaa dhammaan ka muuqday qiiro aad u...

Xeerka iyo Xigmadda Shiribka! Q11AAD W/Q: Xasan (Shiribmaal)

Xeerka iyo Xigmadda Shiribka! Q10AAD Haddii aan kasii amba qaadno qormadeynii taxanaha aheyd ee aan uga hadleynay "Xeerka iyo Xigmadda Shiribka"Annagoo wali tirayntii bartanka kaga jirna, qeybtaana waxaan kusoo qaadan...

Saaxiibkaan eersaday Q18AAD. W/Q: Cismaan M. Qanyare

Saaxiibkaan eersaday Q18AAD.Luul iyo Ladan mid kasta goonideed ayay  nafteeda ula faqeysaa dibna u jaleeceysaa arrimihii dhacay iyo sida wada hadalkoodu u dhacay, waxayna labadooduba diiradda saarayaan waxa dhici...

Sheeko taxan: Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q29AAD W/Q: Xuseen “WADAAD”

Sheeko taxan: Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda?Q28AAD Maxaad Cali, Maantana waxaa uu salaaddii maqrib ku tukaday Mininkiisa. Guri ka bixidi uma soo bixin, waxaa uun uu...

SHEEKOOYIN