Gaso, Ganuun iyo Gasiin Q:32AAD Sheeko, sheeko!Sheeka Xariir! Cagoole ayaa ka yaabay ninki ay shalay isbarteen oo maantana talo ka soo doontay. Waxaa u soo baxay in uu Toxob...
Tuugsigii dadbanaa Q9AAD Markii ay xukuumadu ka war heshay in hawshii isku badashay qaab kale, waxaa mar labaad la iskugu yeeray hey'adihii ammaanka la taliyeyaashii iyo dhammaan waxgaradkii bulshada, si...
Saaxiibkaan eersaday Q19AAD. Duq xaali waxa ay la balantay wiilkeeda Asad, oo ay ku tiri hadduu inkiro Looyaan uurka walaashaa beerka ka tun, aniguna waxaan u qabsanayaa lacagtii iyo dahabkii...
Iskuulka Fekerka ee Mudaniisimka Muxuu yahay dugsiga ku dhisan fekerka Mudaniisimka?Waa su’aasha ugu muhiimsan ee uu isweydiin karo Indheergarad(Mufaker)Aqoonyahan,Maamiye(Feylasuuf),Qoraa, Arday, Barre(Macallin) doonaya in uu ku soo biiro iskuulka.Mudaniisimku (Mudanism)...
Sheeko taxan: Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q31AAD Reer Xaaji Axmed Waxeey gurigoodii ku soo laabteen iyagoo waajib adag soo gutay, waxaa ka muuqdo farxad iyo reynreyn...
Xeerka iyo Xigmadda Shiribka! Q12AAD Halqabsiga Shiribka.Waxaan weli ku guda jirnaa kala hufkii iyo kala haadinti qormooyinkii ku saabsana "Xeerka iyo Xigmadda Shiribka" ee taxanaha noo aheyd. Marka haddii ay...
Gaso, Ganuun iyo Gasiin Q:31AAD Sheeko, sheeko! Sheeka Xariir!Odaygi ayaa war bixin kooban ka bixiyey wixi ay soo arkeen iyo wixi u soo qabsoomay iyo weliba kulanki ay shimbirihii kala...