Maamulka Laashin

1803 articles

Maryan ma ahayn Masiixiyad! W/Q: Bashiir M Xersi

 Maryan ma ahayn Masiixiyad! Hurdo ayaan ka soo toosay. Sida caadada ii ah, haddii aan ammin haysto waxaan isha mariyaa wararka iyo baraha bulshda.Farriimihii la iigu soo diray Facebook waxaan...

Hammi caashaq iyo hungo been ah Q1AAD W/Q: Cabdisalaam Macalin Xirsi

Hammi caashaq iyo hungo been ah Q1AAD.Wiil iyo Gabar dhallinyaro ah oo la kala yiraahdo Axmed iyo Nasro, ayaa waxa ay isku barteen  mid ka mid ah baraha bulshadu...

Sheeko Taxan: Xero Shaydaan Q14AAD W/Q: Cabdullaahi M.(Siyaasi)

 Sheeko Taxan: Xero Shaydaan Q14AAD   Saadaq intaa keddib Iimaamka iyo isaga waxay isla garteen in uu imaamka Salaadda cishahi keddib jameecada masjidka uga hadlo mowduuc ku saabsan dhibaatada ay...

Falanqeynta Sheekooyinka Laashin.

Falanqeynta Sheekooyinka Laashin. Bahda mareegta laashin oo goor walba u taagan, tayeynta iyo taageerada qoraalka afka Soomaaliga, higsigooda koowaadna yahay sidii loo heli lahaa: qoraallo, hal abuur, curis iyo maanin...

Sheeko taxan:Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q55AAD W/Q: Xuseen “WADAAD

Sheeko taxan:Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q55AAD Waxaa dhammaatay Dacwaddii loo heystay Dalmar iyo Axmed dheere minaan Racfaan iyo hirighirig kale imaan.  Kolkii laga soo kala dareeray...

Sahanka, Soomaali xasilan W/Q: Xasan Yuusuf(Leego)

Sahanka, Soomaali xasilanMarkii xanuun Rabbaani ahi ku soo rito, aysan kuu fayoobayn xubin jirkaada ka mid ah, xummad joogta ah, dhulyaal, tabaryari, muuqaal xumo IWM, ayay naftaadu la daris...

Yusuf islam ama Cat Stevens Iyo Sida Uu Kusoo Islaamay. W/Q: Cabdinuur Colombo

Yusuf islam ama  Cat Stevens Iyo Sida Uu Kusoo Islaamay.=============================================================Cat Stevens heesaagii dunida caanka ka noqday Sannadihii 1960-meyadii iyo Sannadihii 1970-meyadii xaafadda Marylebone oo ka tirsan Magaalada London ee...

Sheeko Taxan: Xero Shaydaan Q13AAD W/Q: Cabdullaahi M.(Siyaasi)

Sheeko Taxan: Xero Shaydaan Q13AADDaahir iyo saadiq waxay wada galeen guriga Daahir.Saadiq waa qubaysayay, qubays keddibna wuxuu Daahir ku yiri"Ninyahow waa daalanahay adiga oo iga raali ah,waan seexanayaa ilaahey...

MAXAA KEENAY IN SUCUUDIGU DUMARKA U FASAXO BAABUUR-WADISTA?W/Q: Cabdisamad Baashe

Salaasadii ayaa Sucuudigu ku dhawaaqey in ay dumarka u ogolaan doonaan in ay kaxaystaan baabuurta, isla jeerkaana ay soo afjari doonaan siyaasaddii wakhtiga dheerayd ee u noqotay calaamad caalami...

Sheeko taxan:Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q54AAD W/Q: Xuseen “WADAAD

Sheeko taxan:Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q54AADMaalintu waa Isniin, Berri oo talaado ah waxaa la wada sugaa natiijada Dacwada ay u xiranyihiin Axmed Dheere iyo Dalmar....

SHEEKOOYIN