Riyadeyda ma ii rumeyn kartaa? Waxaan leeyahay riyo dareen markan xasuusto aan dhoolla caddeeyo waxaan leeyahay hammi sare iyo hiigsi waxaan leeyahay go’aan aan ka baaraandegay oo aan nafteyda...
Hammi caashaq iyo Hungo been ah Q2AAD.Waxay xaaladdu sidaa ahaataba, maalin ayay gabdhii wiilkii u sheegtay arrin uusan jeclaysan, arrinka Nasra ay Axmed u sheegtay waxa uu ahaa, in...
Waxaa hubantiya in bulshada Soomaalidu tahay Afmaal, sida badan adeegsata Afka marka loo fiirsho qoraalka.Middaas waxeey haddana ku tusee in aa nahay bulsho leh dhaqan iyo Suugaan mug weyn...