Maamulka Laashin

1803 articles

MAANSADA: DHAB-KA-HADAL Curiye: Kunciil Qorrax

      MAANSADA: DHAB-KA-HADAL1- Kala dhigan ayaamuhu2- Kala dhidibsan waayuhu3- Adduun dheelmad weeyaan4- Naftu dhimasho weeyaan5- Dhaayo aragti weeyaan6- Dhagna taagan weligeed,7- Ruux walbaba dhaliishiis8- Ama dhaqan ammaantiis9- Haddii dhabarka loo...

Hammi caashaq iyo hungo been ah Q6AAD W/Q: Cabdisalaan M Xirsi

Hammi caashaq iyo hungo been ah Q6AADAxmed intii Xasan hadalka waday oo dhan qalbigiisa waxyaabo cusub ayaa kusoo dhac dhacaayay, oo ay ugu horrayso in uu Najma si wacan...

Dhagar iyo been dhaxalkoodu waa hoog. W/Q: Cabdullaahi M Siyaasi

      Dhagar iyo been dhaxalkoodu waa hoog. Habardugaag. Sheekooy sheeko, sheeko xariir Habar Dugaag (Libaax,Maroodi,Dhurwaa,Waraabe Dhigis,Dawaco,Weer ,Dabagaale ama Unreys iwm) ayaa waxay kulan ka yeelatay sidi ay u heli lahaayeen Ceel Biyo oo...

Buugga Cusub ee ” GUUSHAADA GO’AAMI”

 Dhiganahan loogu waqlalay (guushaada go'aami) ee uu qoray Bashir Ahmed Suley ayaa ka hadlaya nolasha iyo sida qofku nolashiisa dhabaha guusha ugu hagi lahaa isaga oo raacaya talooyinka gundhiga...

Hammi caashaq iyo hungo been Q5AAD W/Q: Cabdi Salaan Macalin Xirsi

Hammi caashaq iyo hungo been Q5AAD.Axmed oo shaqadiisii iskaga jira ayaa taleefoonkii Nasra soo dhacay is waraysi yar kaddib waxay tiri qaali fiiri Farriinta aan kuu soo diray.Axmed si...

SHARWADE SHAARUB MIIQAN W/Q: Ismaaciil Nafyar

SHARWADE SHAARUB MIIQANWaagiisii hore wuxuu ahaa xerow xaadira xalqooyinka aqoonta diiniga ah. Waxa uu xamaasad aan xad lahayn u hayey jiibinta xadrada, waxayna u ahayd waxa kaliya ee uu...

Wax Nin weyn loo sheego maahan Q1AAD. W/Q: Cismaan Cabdixaliim

Wax Nin weyn  loo sheego maahan Q1AAD. ________________________________Wiil Mudug Vs Dhakhtar Kanada Udhashay Isagoo Gaalkacyo ku weynaadey ayaa waayaha iyo nasiib is biirsaday Canada ka tuureen waa 40 jir aan weligiis...

Hammi caashaq iyo hungo been ah Q4AAD W/Q: Cabdisalaam Macalin Xirsi

 Hammi caashaq iyo hungo been ah Q4AADNasra oo codkeedii naxariista badnaa iyo erayadii macaana ee ay qalbiga Axmed ku hanatay iska soo horraysiinaysa, ayaa Axmed oo taleefoonka ku soo...

Madfacii i sigey! W/Q: Cabdiwahaab Xasan Dhafe.

Waxaa dalka ku hooreeysa daruurtii colaadda. Qasaaraha ay geysanayso meel walba ayaad kula kulmaysaa. Waa kow iyo shaagankii. Maalmo ka hor markii aan dunida ku soo biiray. Waa muqdisho...

MEYTA-KAAL Q1AAD W/Q:Qaasim Cabdulle Nero.

 MEYTA-KAAL Q1AAD Aniga oo Muqdisho ka tagay ayaan booqasho u aaday Miyiga Degmada Xarar-dheere ee Gobolka Mudug, halkaasoo uu degganyahay Adeerkeey aan Dadka ugu jecelahay.Adeerkey, inkasta oo uu waalid ii...

SHEEKOOYIN