Maamulka Laashin

1803 articles

Baaris Akademiyeedka Cilmiga Bulshada W/Q:Hassan Mudane

Baaris Akademiyeedka Cilmiga Bulshada  Maxay tahay baaris? Buuniyada ku xeeldheer aqoonta sayniska iyo bulshada waxa ay soo gudbiyeyn qeexitaano kala duwan, iyaga oo ka eegaya dhinacyo kala badan. Martyn Shuttlewoth...

Maalmihii Naruurada. W/Q:Hani Maxamuud Cabdi, Dal-jecel)

MAALMIHII NARUURADA.Waxaan waayo dhafarno oo aan u dhididno, dadka qaar waxa aan qoreeyno na dhahayeen waa Khiyaali iyo waxba kama jiraan, waxaan usoo dhabar adaygnaba dulqaad iyo dadaal dheer...

Hammi caashaq iyo hungo been ah Q9AAD W/Q: Cabdisalaam Macalin Xirsi

Hammi caashaq iyo hungo been ah Q9AADNajmi markey albaabka ka degaysay, waxay go’aan ku gaartay inay erayadaas ka shalaayi doonto Nasra. Cayda iyo aflagaadada ay maanta kula kacdayna ay...

Farxaddu iib maaha Q1AAD. W/Q:Cabdul Cabdikariim(Jalaato)

Farxaddu iib maaha Q1AAD.Dhacdadan waxa ay ku saabsan tahay labo nin oo daris ahaa midna waxaa uu ahaa maalqabeen oo xoollhiisa tiradooda ayuu kala aqoonin. kan kalana waxa uu...

Halista ku hareersan dawladda! W/Q: Sagal Khayro

Halista ku hareersan dawladda!Dawlad kasta jiritaankeeda waxaa ku xeeran labo walxood oo mid ba tan kale ka culus tahay, kana halis badan tahay. Waagi baryo ba waji cusub bee...

DHOWRISTA ANSHAXA KALA FEKER DUWANAANSHAHA W/Q: Hassan Mudane

DHOWRISTA ANSHAXA KALA FEKER DUWANAANSHAHA "Ma xeeriyo Aadanaha garaad laga xidhay cilmiga." -Abdishukri Haybe  Maalmahii la soo dhaafay waxaan barteyda faysbuugayga soo dhigay qoraallo ku saabsan dhacdadii Abdirahman Abdishakur...

Hammi caashaq iyo hungo been ah Q8AAD W/Q: Cabdisalaan Macalin Xirsi

Hammi caashaq iyo hungo been ah Q8AAD Ugu dambeyn waxay go’aan ku gaartey inay Najma kala tashato, sida ay ka yeelayso arrinka ku soo kordhey, iyadoo sidii u fekeraysa ayay...

Qiimeynta Qoraaga Laashin Sannadka 2017ka

 Qiimeynta Qoraaga Laashin.Waxaa mar walba qiimeynaa qofka ama shaqsiga ugu saameynta badan Mareegta Laashin dhinaca qoraalka iyo tayada qoraalka.Haddaba sanadkan ayaa waxaa ugu qoraal badnaa Qoraaga Maxamed Muuse Nuur...

Hammi caashaq iyo hungo been ah Q7AAD W/Q: Cabdisalaan Macalin Xirsi

Hammi caashaq iyo hungo been ah Q7AADAxmed waxa uu la amakaagsan yahay dhagarta iyo siday u hodey Nasra, masa hubo in hadalka Najma run yahay, waxa uu ka fikirayaa...

Samafal horaa dib kaa soora Q1AAD W/Q: Cabdullaahi M. Siyaasi

Samafal horaa dib kaa soora Q1AADAroorti marki uu waagu baryo , sida faldhaqanka u aheyd bulshada Soomaalida guud ahaan, gaar ahaane reer Muqadishu waxaa lagu wada kallahaa Shaqo dowlo,...

SHEEKOOYIN