Maamulka Laashin

1803 articles

Baaris Akademiyeedka Cilmiga Bulshada WQ: Hassan Mudane

Baaris Akademiyeedka Cilmiga Bulshada  Anshaxa Cilmibaarista Casharkii koowaad waxa aynu ku soo baranay farqiga u dhexeeya baaris iyo baaris akademiyeed. Casharkan waxa aynu ku baran doonaa anshaxa cilmibaarista, waxa aynu is...

Sooyaalkii saxaabbada (ERN )Q1AAD W/Q: Muqtaar Macalin Cali Bood

 Wax walba adduunka korkiisa ka dhaca ama soo mara waxay leeyihiin Sooyaal, haddaba Sooyaalka ugu mudan uguna mugga weyni waa sooyaalka Suubanaheena Nebi Muxammad2(NNKH( iyo saxaabbadiisa.Sooyaalka saxaabbada waxaan kabilaabeynaa,...

FILANWAA! Q1AAD W/Q: Yaasiin Xasan Muuse

 FILANWAA! Q1AADWaa xilli barwaaqo ah, dad iyo duunyaba deegaanka waa lagu nabadqabaa, inkastoo markaan magaalada Baladwayn ay kavjirto cabsi laga qabo biyo baxo ama fatahaad, maxaa yeelay Webbiga shabeelle...

Boqorku dhaga dameer buu leeyahay! W/Q: Cabdulle Cabdikariin (Jallaato)

 Boqorku dhaga dameer buu leeyahay! Beri baa waxaa jiray, boqor ka talin jiray bariga fog ee Beershiya, Boqorka waxa uu lahaa timo jare u gaar ah, mar walba madaxa waxaa...

Bilowgii Kacaanka Sofiyeetka W/Q: Xasan Aadan Hoosow

Bilowgii Kacaanka SofiyeetkaLaba arrimood ayaa muhiim ah si ay Soomaaliya hore ugu socoto:1- Fikir shisheeye iyo nidaam maamul meelo kale laga soo minguuriyay waxay noo horseedayaan bur bur. Federaal...

Farshaxanad Faadumo W/D: Cabdiraxiin Hilowle Galayr

Farshaxanad FaadumoFarshaxanku waa hal abuur aan cid weliba heli karin haloosin karin oo haaneedin karin,  mar waa aqoon la barto oo habka shaxda iyo jiitamaheeda lagu sargooyo halbeegyo isu...

Maansada: Dardaaran waalid W/T: Hooyo Madiino Maxamed Cismaan(Bidixdheer)

Maansada Dardaaran WaalidMaansada  Dardaaran  waalid,  waxaa curiyey Hooyo Madiino Maxamed Cismaan oo kula dardaarmeysa Gabarteeda Sacdiya Maxamuud Garcadde oo markaas ka maqneyd una ambabaxday dalka dibadiisa.  Maansadan ayaa ah...

Sal fudeedka yaan loo abtirsanin QORE : Jamaal Cabdinaasir

Sal fudeedka yaan loo abtirsanin Sida inta badan dadku isku maandhaafayaan, halhayskooduna yahay haddii talada waddanka la ii dhiibi lahaa sidaas iyo sidaas ayaan sameyn lahaa. U fiirso hadalka ka soo...

Hammi caashaq iyo hunga been ah Q10AAD W/Q: Cabdisalaan Macalin Xirsi

Hammi caashaq iyo hunga been ah Q10AAD                 Axmed markuu waagu baryey ayuu soo qabsaday telefoonka isaga oo raba inuu waco Najma, waa garaacay nasiib wanaag way is haleeleen, is...

Dhallintu waa hoggaanka maanta W/Q: Cabdisalaam Macalin Xirsi

Dhallintu waa hoggaanka maantaDhalinyaranimadu waa miley ugu mug weyn qofka noloshiisa, waa amkmin qofku haysto arrimo badan oo qofka ka gudbey heerkaanu aanu haysan dibna u heli karayn.Waa lama...

SHEEKOOYIN