Xusid: Axmed Cartan Xaange
Cabdikaafi Cismaan
Hordhac
“Da’ walba dhaxal bay u dhaaftaa midda ka dambeysa, (se) dhaqanka wacan iyo aqoonta ayaa ugu qiime badan waxa ay dadku kala dhaxlaan.”---- Axmed Cartan...
Hammi caashaq iyo hunga been ah Q23AAD
Wax la sugaaba goor bay yimaadaane, saacaddii lagu ballamay ayaa la gaaray Nasrana waxa ay eegta hadba saacadda waxa hadda la jooga ammintii la...
Filan waa Q23AAD
Maxamed ood moodo inuu xog hore sii hayay, ayaa la soo booday hadal kulul waxuuna ku yidhi: “waxaan aaminsanahay in sheekadaa aad akhriyayso waxba ka jirin, waxwalba...