Maamulka Laashin

1803 articles

WAAYIHII WARSAME Q1AAD W/Q: Cali M. Diini

  WAAYIHII WARSAME Q1AAD Waxa uu fadhiyay kursi ka samaysan alwaax oo la dhigay figta sare ee qarka ku foorara Badwaynta Baasifigga ee xeebaha bari ee Awstareeliya. Dhanka galbeed waxaa ka...

Filan waa Q29AAD W/Q: Yaasiin Xasan Muuse

Filan waa Q29AAD Habeenkii markay islaantii Eedadey ay guriga timid, ayay durba labadii gabdhood intay qolka ugu galeen u sheegeen hooyadood in la i soo furay. Nasiib wanaag maalmo kaddib, jawigu...

Sooyaalkii Siyaad Dheryadhoob Q2AAD. Sidaan W/Q: Cabdiraxiim H. Galayr

  Sooyaalkii Siyaad Dheryadhoob Q2AAD. Sooyaalkii Siyaad Dheryadhoob Q2AAD. Sidaan qaybtii horeba ku soo sheegnay Siyaad (AUN)wuxuu ahaa nin garaad badan oo eebbe u dhaliyey maaninta iyo lafa gurka arrin walba oo...

Filan waa Q28AAD W/Q: Yaasiin Xasan Muuse

Filan waa Q28AAD Deeqa oo hadalkeedii sii wadata ayaa waxay tidhi: Maalin maalmaha ka mida ayaa wiil aan iskuulka wadda dhigan jirnay oo xiriir hoose naga dhaxeeyay, balse aana aqoon durugsan...

Sooyaalki Siyaad Dheryadhoob Q1AAD. W/Q: Cabdiraxiin Hilowle Galayr

Sooyaalki Siyaad Dheryadhoob Q1AAD. Siyaad Qaasin Dheryadhoob wuxuu ahaa nin indheergarad ah oo garasho badan, wuxuuna ku noolaa deegaanka Mudug ammin laga joogo laba boqol oo gu‘ Siyaad wuxuu ahaa...

Macallimadda (Ruwaayad) Qore, Neil Simon

Macallimadda (Ruwaayad) Qore, Neil Simon Afeef:Waa markii iigu horreysay ee aan qoraal suugaan ah afceliyo, kolkaa waa marag ma doonto, in aanan waayaynin galdaloolo iyo dhaliilo. Hordhac Ruwaayaddani, waxa ay ku salaysan tahay,...

Hammi caashaq iyo hunga been ah Q27AAD W/Q: Cabdisalaan Macalin Xirsi

Hammi caashaq iyo hunga been ah Q27aad. Subaxyadii ayaa is daba galay, galbihiina waa isku gacan haatiyeen isna sagootiyiin, waa subax dhaliilo Nasrana waxa ay garab fadhidaa xaliimo, waana wada sheekaysanayaan,...

Dhaqanka Soomaalida Q1AAD

Dhaqanka Soomaalida Q1AAD Bulsho weliba waxay leedahay dhaqan u gaar ah oo u baadi sooc iyo astaan ah laguna garto laguna tilmaamsado. Waa jiraal laga simanyahay dhaqanku waana mid si weyn...

The Best Book on Somali Proverbs Aliqeyr M. Nur 

  The Best Book on Somali Proverbs  Aliqeyr M. Nur  September 21, 2018  ‘He who forgets the past, trails back to his ancestor’s vestige’. Relating to language, this saying imparts the impossibility of...

Akqrisku waa furaha aragtida toolmoon W/Q: Cabdisalaan Macalin Xersi.

Akqrisku waa furaha aragtida toolmoon   Waxaa caddaan iyo madoow dadyoowga adduunku isku raaceen in aqrisku yahay furaha aragtida toolmoon iyo baraha nolosha jaad walba ay leedahay waana mid laga simanyahay,...

SHEEKOOYIN