Maamulka Laashin

1799 articles

Hoggaanku waa hagaha Bulshada W/D; Mohamed Musa Shiikh Noor

Hoggaanku waa hagaha Bulshada   Umad waliba waxa ay hor-umarka ku gaarto waa hoggaanka mar walba hoggaansho, waxa hoos u dhigo oo ka reebo asaaggoodana waa hoggaankooda markaa xilka u hayo....

Dawankii Dhiillada! Qore: Cabdiraxiin H. Galayr

  Aqriste, markaad aragto qormadan waxaad dareemaysaa digniin iyo weliba in halis ay ku jirto, laakiin, haddii sida caadada ah ay baxaan dhawaqyada dhiillo ka digeenka ama dhiila sheegeenka naftu...

Daawo Hees macaan Cumar shariif iyo caddeey.

Daawo Hees macaan Cumar shariif iyo caddeey. Heestan ayaa ah hees ay ku luuuqaynayan labada fannaan ee reer Switzerland waa hees aad u macaan oo macne badan bixinaysa Heestan ayaa ah...

Sahra (Hees walwaaleed) Curiye; Maxamed Cilmi Dhicisow

Sahra  (Hees walwaaleed)    Hees walwalaaleedka ama heeso hawleedku waa qayb fac wayn, oo ka mid ah dhaqanka iyo hiddaha soo jireenka ah ee Soomaaliyeed. Waxa ay ka curataa hawl ka fog...

Midee dareenkaaga iyo ficilkaaga W/Q; Mohamed Musa Shiikh Noor

Midee dareenkaaga iyo ficilkaaga    “Inta badan ee aad koontaroosho qarisaana dareenkaaga dhabta ah, waa inta badan oo ay dadku muujiyaan dareenkooda shaqsiyadeed“ Laga yaabee, in oraahdan aan ku billaabay qoraalka...

Maansada Dable. Curiye Maxamed Cabdullaahi Dhaaley

                         Dable (Tix) Dable (Tix) Hordhac: Tixdan curinteeda waxay igu dhalatay markii aan goob-joog u noqday jirdil iyo xad-gudub baaxad leh oo Askari Soomaaliyeed uu kula kacayay Wiil yaroo ku jiray...

Waa Maxay Federal. Qore: Axmed Xaayoow.

    Waa maxay Federal?   Markaan fiirino qaabka Federalka Mareykanka, waxaad dareemeysaa in aanu hal sano iyo wax la mid ah ku dhismin, laakiin, wakhtiyo kala duwan uu soo maray, ilaa maantana...

Daneyste mise daacad?! Qore; Bashiir M. Xersi

Daneyste mise daacad?!   “Ma aniga?” Anoo uurka ka leh ayaan farta isku goday. Waxaa dhakeenna u soo farfiiqayey nin aanan bar garanayn, haddana, iila ekaa nimaan aqaan oo kale. Dhinacyada ayaan...

DILAAGA AAMUSAN [DHIIG-KARKA] W/D; Health officer: Maxmed Cali Axmed

DILAAGA AAMUSAN    MAXAAD KA TAQAANNAA CUDURKA DILAAGA AAMUSAN { KILLER SILIENT}   Sharaxa Dhiig-Karka:   Waddankan Ingriiska (U.K) waxa lagu qiyaasay in uu sedexdii qoba hal qof uu hayo cudurka loo yaqaanno DHIIG-KARKA....

SHEEKOOYIN

Deriskii Silloonaa

Gobanimo labo maaha

Talo Waayeel

DURUUF W.Q. Wiilo Daahir Xasan