SHEEKO: JACAYLKEEDA AYAAN LA NOOLAHAY Q7AAD
Waxaan u sheegay xaalka hooyadey, sida ay arrimahan raali uga ahayn, waxay igu tiri “dan iyadaa u aqbalaysa, ma jirto aduunkan hooyo diidaysa horumarka...
SHEEKO: JACAYLKEEDA AYAAN LA NOOLAHAY Q6AAD
Waxay kalo ii sheegtay in Hoyadeed iyada oo yar ay dhimatay, Aabaheed oo soo korsadayna uu ku noolyahay Gobolka Hiiraan, walaasheed ka waynna lagu...
JACAYLKEEDA AYAAN LA NOOLAHAY Q5AAD
Aad waxaan ugu faraxsanaa in jacaylka aan la wadaagayo gabadhan uu ahaa mid qurux badan oo mar walba I dhaafsiin jiray wax badan oo niyaddayda...
SHEEKO: JACAYLKEEDA AYAAN LA NOOLAHAY Q1AAD
Dumar kala ilwaad wacan
Eddebtana ku kala rooon
Ixtiraamkana kala mudan
Idilkood haweenkaba
Adaan kaa ishaartoo
Ubax deer la moodyee
Aragtida u wacaneey
Ooridaydii...
QOFNA FICILKIISA MA NOQDO
Sida badan dadku waxay dhahaan mar walba raadso qof wanaagsan oo wax kugu soo kordhin kara, jumlada hadalkaas waa mid qurux badan runtii oo dhawaqa hore...