SHEEKO: JACAYLKEEDA AYAAN LA NOOLAHAY Q1AAD
Dumar kala ilwaad wacan
Eddebtana ku kala rooon
Ixtiraamkana kala mudan
Idilkood haweenkaba
Adaan kaa ishaartoo
Ubax deer la moodyee
Aragtida u wacaneey
Ooridaydii...
QOFNA FICILKIISA MA NOQDO
Sida badan dadku waxay dhahaan mar walba raadso qof wanaagsan oo wax kugu soo kordhin kara, jumlada hadalkaas waa mid qurux badan runtii oo dhawaqa hore...
Ma GUNTII ayaa GAASHAANDHOGGAYGII fadhida!
Waa sheeko, uu ila wadaagay oday ka mid ahaan jiray xooggii dalka soomaaliya. Waa qiso aan xusuusan doono inta aan noolahay.
Axmed waa nin oday ah,...
Waa kuma Xag-jirku?
Xag jir sidiisaba marka la macneeyo waa qof dhinac u badan oo jecel qaab nololeedkiisa in uu hal dhinac ka abaaro aana jeclayn in uu ku dhex...
Duumooy dar Alla ku dag! Q1AAD
Rajadii uu ka qabay inuu noqdo nin reer leh/xaas leh ayaa u dhabowday, kadib markuu soo guursaday gabar uu kala yimid mid ka mid...