Macallinkayga wanaagsanaa!
Waxaan moodayay, in iskoolkayga cusub uu la mid yahay, kuwii aan soo dhigtay, macallimiintuna ey waxba is dhaamin. Waxey wax walba ii kala soocmeen, subixii u horreeyay...
Sooyaalka Noloshii Sillooneyd Q14AAD
Goor galaba, ayaa Ilbir, oo fadhiya gurigiisa gaarka ah, oo aan ka dheerayn xerada ciidanka, waxaa loo sheegay, in bannaanka marti u joogto. isagoo aan garan...
Yaasmiin markay albaabka soo garaacday, waxaa ka furtay Layla, ayadoo aan waxba waydiin ayay gudaha gashay, Layla waxay ka carootay qaabka ay Yaasmiin guriga u soo gashay waxay ku...
Markaad dib u fiiriso isbedelada Ummadda Soomaaliyeed ay soo martay, waxaa kuu muuqanaayo inuu jiro isbedel weyn oo saameyn ku yeeshay.
Waxaa la soo maray xadaarado kala duman markaan mid...