Maamulka Laashin

1803 articles

Gabayga: Dardaaran iyo digniin! Curintii: Hodan Sh. Cumar

Gabayga: Dardaaran iyo digniin!   Da'da gabay dareenbaa xukuma, kiciya doorkeeda Hadba dani markii ay timaad, waad ku dalabtaaye Waxbaa lagu dunshaa oo mar kale, laguna doonaaye Waa deeq Ilaahay naflaha, qaarba daraf siiyay Dunidaa...

Gurigii ilmaheyga miyaan dumiyey?!

Gurigii ilmaheyga miyaan dumiyey?! Waa farsamayaqaan, ku caan baxay, dhisidda guryaha waaweyn. Waa shaqaale, ka shaqeeya, shirkad ka mida shirkadaha ugu sumcadda iyo dhaqaalaha badan dalkiisa. Waa baarri, u dhaga fudud...

Dadow waa isu key qaban weyday ?!

Laba waa isu key qaban weyday ee dadow, maxaa ka khaldan isla xisaabtanka siyaasadeed ee Soomaaliya!?. Weydiimaha aan halkan idiin kugu soo gudbin doono waa mid war celintooda laga wada...

Xadaaradihi la soo maray. Q.2aad W/Q. Ahmed Hayow

  Kuwa Khaliijka wax ku soo bartay, waxay noo keeneen Xadaarad Caqiideed cusub, waxaa Khaliijka nooga yimid kuwo macalinkoodi dugsiga Quraanka ku haysta caqiido, kuwaasoo Shiikhoodi tafsiirka Quraanka ku haysta...

Maansada: Xarigjiid! Curiye: Bashiir M. Xersi

Maansada: Xarigjiid!   Xorriyaddu macaanaa Xarragadu qurxoonaa Xaas heliddu wacanaa Xurmo yeelo fiicnaa Xigtaduna habboonaa Xigaaladu dhib badanaa. Xilkasnimadu fiicnaa Xalaal quudku roonaa Xaaraan cun daranaa Xakaarkuna lur badanaa. Xaasidnimadu daranaa Xiqdi dulunku badanaa Xaqiraaddu dilanaa Xariir duugan badanaa Xaqdarrooyin badanaa Xaqiiqadu dhib badanaa Xaqood raacdo fiicnaa Xaalin...

Xarunta Xannaanada Caalamu Siqaar:- Xarun Waxbarasho Tayo leh W/D; Cabdinaasir X. Iidle

Xarunta Xannaanada Caalamu Siqaar:- Xarun Waxbarasho Tayo leh Maryama Saciid Axmed “Waxaan doonaynaa inaan soo saarno Caruur Soomaaliyeed oo Mustaqbal leh, Tarbiyeysan, yaqaana la Macaamilka Bulshada, waxna tari kara Dadkooda...

WADDANKA YAA INA LA LEH? Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

WADDANKA YAA INA LA LEH? Umad walba Alle marka uu abuurtay wuxuu ku abuurtay Dhul uu ugu tala galay, mana jiro Noole ku nool dunida maanta oo aan lahayn ama...

Heesta: Qarax! Curiye: Bashiir M. Xersi

Heesta: Qarax! Ummad qalan Bulsho qaaran Qooro beeshay Qolalkooda Qolqolkooda Qaarodkooda Qaraddooda Ka qixiye Qar ka tuure Kaam qaxooti Ku qubaaye. Qarxi dadka Qumbalado Miino qucle Qajajacle Qababacle Qac ku siiye Qandac kulul Qaacya uuro Qaylodhaanta Is qabsata Ku qoslaaye Nafta qale Qoor ka gooye Qatli gayste Qaarijiye Qulubqulub Qulqulato Qalalaase Qas abuure. Qof naftiisa Qarxinaaya Nafti qale Qof kaleeto Uma qiilsho Ka qafiifi Dhibya qaxar Kama...

Yaa Khaldan? Yaase Dulman? Q.131-135aad. W/Q. Ahmed Hayow

  Raage wuxuu soo kacay goor dambe oo ku dhow 10 subaxnimo, Yaasmiin ayaa waydiisay sababta uu telefoonka uga saaray fiilada, wuxuu u sheegay inuu diidaayay in hurdada laga qashqashaado,...

Nin Aabbe ma noqdo!!

Nin Aabbe ma noqdo!! Akhirstoow, ma la yaabtay cinwaanka qormadayda? Malaha way isu kaa diidday oo waad is qabadsiin wayday weedhan oranaysa “Nin Aabbe ma noqdo”. Oo haddaa ma Naag...

SHEEKOOYIN