KAAS WAA WIILKAYGA
Qabytii 5aad
Hani in su’aalo badan in ay sugayaan waa ogayd, waxbase uma arkin waxaas, wax walba waxaa uga darnaa xaalka ay ku sugnayd iyada iyo wiilkeeda inkastoo...
SHALAY IYO MUSTAQBALKA
Laga yaabee in noloshaada saddex meel marka loo dhigo meel ka mid ah in ay ahayd Nolol aan xusuus lahayn, marka aan sidaa leeyahay waxaan ka wadaa...
Marka aan Wiil Xamar ahay, Weershe waxa aan u aqaanaa qofka ay indhihiisu kala qalloocaan ee meesha uu fiirinayo maahee meel kale u jeeda.
Labo nin ayay ahaayeen oo aan...
Waxaa jira dad badan oo jecel midnimada ummadda, oo ay dhibeyso kala qeybsanaanta ummadda, islamarkaana taageersan fekerka kala qoqobka ummadda, laakiin marka aad si fiican ugu fiirsato, sababta ay...
Waxa ay ahaayeen labo walaalo ah oo nolosha miyiga si wacan u garanaaya.Waalidkood oo mar aan dhaween tii rabbi u timid ayay dhaxal uga heleen neef sac ah oo...