Hoyga
Qoraallo
Qormooyin
Sheeko
Curis
Suugaan
Gabay
Geeraar
Maanso
Hees
Shirib
Saar
Masafo
Buraanbur
Maqal & Muuqaal
suugaan
Ruwaayad
Qubane
Bahda Laashin
Nagu Saabsan
Nala Soo Xiriir
Search
Login
Facebook
Twitter
Youtube
Hoyga
Qoraallo
Qormooyin
Sheeko
Curis
Suugaan
Gabay
Geeraar
Maanso
Hees
Shirib
Saar
Masafo
Buraanbur
Maqal & Muuqaal
suugaan
Ruwaayad
Qubane
Bahda Laashin
Nagu Saabsan
Nala Soo Xiriir
Search
suugaan
Maanso
“Mooshin Midnimo” Maansadii 4AAD ee Silsiladda “MIDNIMO”
Maamulka Laashin
-
October 7, 2014
0
Maansadii (Mooshin Midnimo) Maansadan waxaa la yiraa (MOOSHIN MIDNIMO) waxayna ka mid tahay silsiladda MIDNIMO, waana tii 4aad. Aniga oo aan diiddaneyn MIDNIMADA ayaan Mooshin ka keenay, qaabka ay dadku u...
SII AQRI
Maanso
“Dhagax dixeed” MaansadII 5AAD ee Silsiladda “MIDNIMO”
Maamulka Laashin
-
October 7, 2014
0
Maansada Dhagax dixeed Maansadani waa Maansadii 5aad ee Silsiladda Midnimo. Maansadan ayaa waxay Jawaab u tahay Maansadii uu curiyey Bashiir M. Xersi, ee ee mahaceedu ahaa "Midnimo" billow iyo iyana u...
SII AQRI
Qoraallo
Qaabilaadda Isbeddelka Waayaha. W/Q: Zaki Cali Gurey….
Maamulka Laashin
-
October 7, 2014
0
Qaabilaadda Isbeddelka Waayaha Qof walba oo inaga mid ah Eebbe wuxuu siiyay 24 saac oo u dhiganta 1440 daqiiqo maalintiiba, waxaana xaqiiq ah in qof walba daqiiqad kastaa uu wax...
SII AQRI
Qormooyin
Waa Wargeyska Gobollada dhexe
Maamulka Laashin
-
October 1, 2014
0
HALKAN KA AQRISO WARGEYSKA GOBOLLADA DHEXE..
SII AQRI
Qoraallo
Baaq nabadeed ku wajahan daminta buun colaadeedka yeeraya!.
Maamulka Laashin
-
September 29, 2014
0
Guud ahaan bah weynta afmaallada soomaaliyeed ee hoobal iyo hal-abuurba leh, waxey baaq nabadeed u dirayaan goobaha uu ka soo yeerayo buunka colaadda iyo caga jugleynta leh ee lagu...
SII AQRI
Maanso
Maansada Midnimaa leh Maamuus Maansadii 3aad ee Silsiladda Midnimo…
Maamulka Laashin
-
September 29, 2014
0
Maansadani waa Maansadii 3aad ee Silsiladda Midnimo, Maansadan ayaa waxay Jawaab u tahay Maansadii uu curiyey Bashiir Maxamed Xirsi, ee Midnimo, Maansadan ayaa ka hadlaysaa, Jawaabna u ah Su’aallo...
SII AQRI
Maanso
Maansada; “Dhulku waa dhulkeennee” Waxaa curiyey; Ayaan Shiekh “Nuxur”
Maamulka Laashin
-
September 27, 2014
0
Dhulku waa dhulkeennee Dhibaatada dadkeygaa Dhaaka faarka maansada Igu dhalisay caawoo Dhabtii iigu wacano Dhinaceyga waayahyan Dhulkii muusan qabad abid! Dhibbadii astaantiyo Dhaxalkii awoowyiyo Ddulki way ka quusten Dharabyada qaxootiga Ayey dheef u doonteen Wali way dhursugayaan! Dhabbaheey qulqulayaan Boqol boqol u dhoobten Ku...
SII AQRI
Maanso
Silsiladda; MIDNIMO Maansada; 2AAD (Leyska dhiib Mareykan) Curiye: Saciid Muuse Axmad (Ustaadka)
Maamulka Laashin
-
September 27, 2014
0
Silsiladda; MIDNIMO Maansada; 2AAD (Leyska dhiib Mareykan) Maansada (Leyska dhiib Mareykan) Silsiladda Midnimo ee ka socoto Mareegta Laashin.net iyo Golaha Tartanka Suugaanta Soomaaliyeed ayaan kaga qeyb qaadanayaa. Maansada magaceeda waxaa la yiraa...
SII AQRI
Qoraallo
Waa Maxay Federal? Q.2aad
Maamulka Laashin
-
September 24, 2014
0
Waxaan ku soo jirnay Qaabka awood qeybsiga United States Of America, taas oo aan aragnay sidda sinnaanta loogu qeybsaday Senetorka, tirada Dadkana loogu qeybsaday Houseka, hadaana waxaa 10 kii...
SII AQRI
Maanso
Silsiladda; MIDNIMO Maansada 1aad; “MIDNIMO” Curiye; Bashiir M. Xersi
Maamulka Laashin
-
September 24, 2014
0
Silsiladda; MIDNIMO Maansada; MIDNIMO Maansadan “MIDNIMO’ curinteedu waxay igu dhalatay dharaartii 19ka bishan Sebtembar 2014, ka dib markii aan daalacday warka ku saabsanaa natiijadii ka soo baxday, cod bixin iyo afti...
SII AQRI
1
...
34
35
36
...
40
Page 35 of 40
SHEEKOOYIN
Lama FILAAN Q-10aad W/Q Abdulle Abdi Karim (ABKA XAAJI)
August 23, 2025
Qorigii Burjiga/Qori-is-Maris W/Q Abdulle Abdi Karim(Abka Xaaji)
August 14, 2025
Lama Filaan Q-9aad W-Q: Abdulle Abdi KARIM (Abka Xaaji)
August 8, 2025
Eray Bixinta Geela W-Q:Cabdirisaaq Awrfuul
August 5, 2025
HABEEN-DHALAD/CAWO-DHALAD W/Q:Abdirsaaq Awrfuul
August 3, 2025
ILMADII YAXAASKA IYO OOYINTA MASKA W/Q ABDULLE ABDI KARIM(ABKA XAAJI)
July 28, 2025
Cart
Your cart is empty!
Return to shop