suugaan

Silsiladii Saarka Tiriig Waxaa tiriyay Ahmed Hayow

Ta looxaa lagu dhigaa Tahliishuna waa quraan Talana Eebeey u taal Tilkana waa kooban tahay Waxaanse mar kaa tirmeyn Naftaaduna ay tebtoo La tiiceeysaa jirtee Tiriigeey ina adeer Adeeygu tallaalanoo Hurdada taam uma heloo Tuftii waxba ii ma tarin.   Tadii...

Gabayga Halgaad oo Jawaab u ah Gabayga Xaliye, ” Ustaad Saciid Muuse”

  GABAYGA HALGAAD Gabaygan waxaa la yidhaahdaa “ HALGAAD” waxaan uu jawaab   u yahay Gabay uu Abwaan cusub oo la yiraahdo (Xeyle) la yiraahdo ayaa igu soo halqabsaday, isagoo si abwaanimo...

Hadaaq iyo higaad, hadal bey dhalaan.

  Hadaaq iyo higaad, hadal bey dhalaan. Sannad waliba marka la gaaro bisha jannaayo 21keeda, waxaa loo dabbaal degaa xaflado iyo munaasabado lagu weyneynayo jiritaanka afka hooyo, laakin dadka qaarkii, waxaan...

DAAWO:BARNAAMIJ BAAQA+GABAY KU SAABSAN XADHIGA KORNEYL CUKAASHE.

BARNAAMIJ IYO BAAQ KU SAABSAN XADHIGA KORNEYL CUKAASHE. Baaqan ayaa ah mid aan ah mid looga  hadlayo  Xadhiga Korneyl: Cismaan Cilmi Guure(Korneyl Cukaashe) oo lagu xidhay , Gabay uu u...

Maansada (Huddo iyo Hanad)

 waxeey soo baxday 4-12-2014 waxaana Curiyay Cabdiqani Xuseen Adan. Waxaa gacan ka geeystay Qorideeda Cabdalla Maxamed Cabduulaahi _______________ Mogadisho- Somalia_________________ 1. Anoo ku hadlaa Afkeenna. 2. Ku hoobalin maansadiisa. 3. Ayaan Hoobaano Doog leh. 4. Hillaac...

Maansada; Cibaaro! Curiye; Bashiir M. Xersi

Maansada; Cibaaro!   I caleemo saaroo Igu daadsha caanoo Ii taaga calammoo Ii luxa caleemmoo Ha i dhigina ciiddoo Cirka igu dawaafshaay!   Car i dhiga dhulkaan iyo Ciidda iga dhawriyo Carradiyo dhulkoo idil.   Wixii aan cantuugee Aan cunaha mariyiyo Cuudkii dhankay mara Caddaan...

Ballan iyo saxiix aadan fulineyn, beenlow sirqabe ah bey kaa dhigaan!.

Ballan iyo saxiix aadan fulineyn, beenlow sirqabe ah bey kaa dhigaan!. Qofku wuxuu milgo maamuus iyo karaamaba yeelanayaa marka uu run sheeg yahay beentana ka fog yahay, taasoo u soo...

Dhegayso: Afartankii xaddiis ee Imaam Nawaawi gabay.

Waa Gabay Koobsanaya Afarta Xadiis( Xadiisul Arbaciin) oo uu Suugaaneeyey Alla haka Jasaa'i mariyee Xasan Bulxan, isaga oo doonaya, qaab hufan oo kooban inuu u deeqsiiyo Bulshada Soomaaliyeed, Gabayo badan oo...

Gabayga: Ogeysiis Curiye:Abwaan Cabdiqani Xuseen Adan (October)

  Gabaygan Magaciisa waa Ogeeysiis, waxaana Tiriyay 07,Novenber.2014 sababta ka danbeeysay waxaay tahay markaan arkay in farta Soomaaliga Dadki ka weecanayaan, waxaana Curiyay Abwaan Cabdiqani Xuseen Adan, oo markaa Dugsiga...

Maansada; “Magan” Curiye; Maxamad Cilmi Dhicisow

Maansada; Magan Curiye; Maxamad Cilmi Dhicisow Halkan hoose ka fiirso muuqaal aad u qurux badan .... daawasho iyo bogosho wanaagsan.   https://www.youtube.com/watch?v=myBXpYpT16o&feature=youtu.be   Mahadsanidiin. Maamulka.

SHEEKOOYIN