GABAY MISE GARAB-DAAR
Qof waliba wax baa Eebbe u fududeeyaa,mid baa fuundi nimada ku sabcan oo ay u sahlan tahay qaab ka wax loo dhiso,mid baa yaqaan sancada birta iyo tumideeda,mid baa...
Garnaqsi Lammaane
Labo sano ka hor caawa oo kale ayay is guursadeen Mahad iyo Maryan. Guurkooda ka hor iyo ka dib waxaa u dhexeeya kala duwanaansho ballaaraan, Maryan ayaase tabanaysa...
Haldoorka Nolosha waa isaga!!
Saaxiib ka fiican, ka baarisan, kana deeqsinimo badan weligay maan arag mana arki doono. Yaraanteydii markaan soo garaadsaday ee caqli yeeshay ayaan ogaaday inuu ahaa garabkeyga...
Waa shirib dood oo dhex maraya Laashin Cabdi Nuur iyo taliyihi nabad sugida qaranka ee xilka laga qaaday Tuuryare, waxaa la googoosanayaa weydiimo iyo warcelino aan turaale ku jirine...
Waa geeraar aad u murti iyo miisaan culus, Hal abuurka da'da yar ee Ibraahim Cismaan Afrax ayaa wuxuu ku soo gudbinayaa sheeko xiiso leh oo ku saabsan dareen iyo...