suugaan

SANBUUS BALLAC AH W/D: Bashiir M. Xersi

SANBUUS BALLAC AH Horta weli cunto ma idiin kaga sheekeeyey? Ma jecli, balse, aan inyar siyaasadda idin ka nasiyo. Rag iyo dumar, aniga ayaad ii casuuman tihiin, ee faallan ku...

Farshaxanad Faadumo W/D: Cabdiraxiin Hilowle Galayr

Farshaxanad FaadumoFarshaxanku waa hal abuur aan cid weliba heli karin haloosin karin oo haaneedin karin,  mar waa aqoon la barto oo habka shaxda iyo jiitamaheeda lagu sargooyo halbeegyo isu...

Maansada: Dardaaran waalid W/T: Hooyo Madiino Maxamed Cismaan(Bidixdheer)

Maansada Dardaaran WaalidMaansada  Dardaaran  waalid,  waxaa curiyey Hooyo Madiino Maxamed Cismaan oo kula dardaarmeysa Gabarteeda Sacdiya Maxamuud Garcadde oo markaas ka maqneyd una ambabaxday dalka dibadiisa.  Maansadan ayaa ah...

Sal fudeedka yaan loo abtirsanin QORE : Jamaal Cabdinaasir

Sal fudeedka yaan loo abtirsanin Sida inta badan dadku isku maandhaafayaan, halhayskooduna yahay haddii talada waddanka la ii dhiibi lahaa sidaas iyo sidaas ayaan sameyn lahaa. U fiirso hadalka ka soo...

Hammi caashaq iyo hungo been ah Q7AAD W/Q: Cabdisalaan Macalin Xirsi

Hammi caashaq iyo hungo been ah Q7AADAxmed waxa uu la amakaagsan yahay dhagarta iyo siday u hodey Nasra, masa hubo in hadalka Najma run yahay, waxa uu ka fikirayaa...

Hammi caashaq iyo hungo been ah Q6AAD W/Q: Cabdisalaan M Xirsi

Hammi caashaq iyo hungo been ah Q6AADAxmed intii Xasan hadalka waday oo dhan qalbigiisa waxyaabo cusub ayaa kusoo dhac dhacaayay, oo ay ugu horrayso in uu Najma si wacan...

Buugga Cusub ee ” GUUSHAADA GO’AAMI”

 Dhiganahan loogu waqlalay (guushaada go'aami) ee uu qoray Bashir Ahmed Suley ayaa ka hadlaya nolasha iyo sida qofku nolashiisa dhabaha guusha ugu hagi lahaa isaga oo raacaya talooyinka gundhiga...

Ha dayicin Halyeeyada qarsoon W/Q:Prof Yaxya Sheekh Caamir

Ha dayicin Halyeeyada qarsoon.Waddanka guud ahaanba waxaa jira geesiyaal iyo halgamayaal badan oo aan wax laga qorin,sababta oo ah waqtigaa Afka soomaaligu ma qorneeyn, aqoonta afafka kalena waa yareyd....

Maansadii: Darartii Maandeeq Curiye: Kunciil Qorrax

Maansadii: Darartii Maandeeq"Dulmahaan u doodaaDiracaan dhoweystaaDanyartiyo agoontaanDusha xanaf ka qabatiyoDaqarrada u diidaa.Babbadkiyo dabeeyshiyoDulduleelka hoosaanKa daardaariyaayooDugsi dhaxanta celiyiyoDayr baan u ahay wayn.Dalku waa dalkeeygiiDadku waa dadkeeygiiDiinta iyo dhaqankiyo Diirkiyo dubaaqiyoDareenkaan ka...

Sooyaalkii Siyaad dheryodhoob W/Q: Maxamed Xuseen Faarax

Sooyaalkii Siyaad dheryodhoobeSiyaad dheryo dhoob ayaa ahaa nin Garaad badan, hubaal  waxaa aan qabaa inuu yahay  qof keliyaata ee lagu tilmaami karo Abwaan:Abwaan waa qof yaqaan oo aqoon badan...

SHEEKOOYIN