"Horta aniga ma i taqaan?" W/Q: Xasan Cabdulle Calasow "Shiribmaal"
Gaari qurux badan ayuu watay oo ah nuucii ugu dambeeyay oo soo baxa, Sida "BMW, TOYOTA COROLA, VW, OPEL ASTRA,...
Hammi caashaq iyo hungo been ah Q21aad.
Waxaa la soo gaaray hoteelkii uu rabay in uu Nasro dejiyo, qol fiican ayuu u dalbay oo labo nafar ah, dhammaan ballamadii saaxiibkiis kolkii...