Hoyga
Qoraallo
Qormooyin
Sheeko
Curis
Suugaan
Gabay
Geeraar
Maanso
Hees
Shirib
Saar
Masafo
Buraanbur
Maqal & Muuqaal
suugaan
Ruwaayad
Qubane
Bahda Laashin
Nagu Saabsan
Nala Soo Xiriir
Search
Login
Facebook
Twitter
Youtube
Hoyga
Qoraallo
Qormooyin
Sheeko
Curis
Suugaan
Gabay
Geeraar
Maanso
Hees
Shirib
Saar
Masafo
Buraanbur
Maqal & Muuqaal
suugaan
Ruwaayad
Qubane
Bahda Laashin
Nagu Saabsan
Nala Soo Xiriir
Search
SOOYAAL/TAARIIKH
Qoraallo
Fidel Castro (Faalo kooban) Danjire Dr. Xasanwali Sheekh Xuseen Cismaan, DVM
Maxamed Muusa Nuur
-
December 2, 2016
0
Fidel Castro Fidel Castro, madaxweynihii hore ee jaziiradda Kuuba wuxuu ahaa cadawga Ilaahay iyo cadawga Rasuulkiisa iyo cadawga soomaalida. Wuxuu inkiray jiritaanka Ilaahay, diinna dalkiisa oo idil ka mamnuucay, siyaasadduu...
SII AQRI
Qoraallo
XUSKA ABWAAN AXMED XAAYOOW W/Q:- Bashiir Cali Barre
Maamulka Laashin
-
November 12, 2016
0
XUSKA ABWAAN AXMED XAAYOOW Waxaa taariikhdu markey ahayd 03-11-2016 dalka maraykanka gaar ahaan magaalada Mineapolis ku geeriyooday AUN Abwaan & Qoraa marxuum Axmed Macoow Xaayoow.Macallin Xaayoow wuxuu ahaa abwaan...
SII AQRI
Qoraallo
Sheeko gaaban: Tartan dhex maray wiil iyo aabbihii W/Q: Cabdullaahi Macalin Maxamuud
Maamulka Laashin
-
October 13, 2016
0
Tartan dhexmarey wiil iyo Aabbihii. Waxaa immin hore ka dhacday meel ka mid ah deegaamada baadiyaha Soomaalida gaar ahaan kuwooda reer Guuraaga ah, Sheeko caanbaxday oo noqotay mid looga sheekaysto...
SII AQRI
Qoraallo
TAARIIKHDA CALANKA SOOMAALIYA IYO CALAMADII SOOMAALIDA EE JIRAY BOQOLAAL SANO KA HOR
Maamulka Laashin
-
October 13, 2016
0
TAARIIKHDA CALANKA SOOMAALIYA IYO CALAMADII SOOMAALIDA EE JIRAY BOQOLAAL SANO KA HOR. Calanka Soomaaliya oo loo yaqaan KULMIYE, waxaa loo aqoonsaday astaan calan qaran 12/10/1954. Sanadkii 1949 jamciyada quruumaha ayaa ogolaatay...
SII AQRI
Raadraac
SOOYAALKII SULDAAN OLOL DIINLE W/Q: Prof Yaxye Sheekh Caamir
Maamulka Laashin
-
September 8, 2016
0
SULDAAN OLOL DIINLE. Ujuuraanku waxa ay xakumi jireen inta badan dhulka Somalia, dhinaca somali galbeed ayaa sanadkii 1896 talyaaniga iyo amxaarada ku heshiiyeen in talyaanigu u aqoonsaday dhul amxaaro,inkastoo markii...
SII AQRI
Qoraallo
Sida Soomaaliya loo nabaad guuriyay oo loo xaalufiyay!!!
Maxamed Muusa Nuur
-
September 8, 2016
0
Sida Soomaaliya loo nabaad guuriyay oo loo xaalufiyay Deegaanka Soomaaliya wuxuu ahaan jiray deegaan dhir badan, kaymo, daaqsiimo oo baad badan. Kaymahaas iyo geedaas iyo daaqsimahaas si kas iyo ula...
SII AQRI
Qoraallo
Xirashada Xirsigu waa Sunno. Qore: Dr. Xasanwali Sheekh Xuseen Cismaan, DVM
Maxamed Muusa Nuur
-
September 1, 2016
0
Xirziga la xirto waa Sunno Muslimiintu xirziyada waa xirtaan, carab iyo cajamba. Waxay ku xirtaan oo surtaan luqunta, ama cududda, ama dhexda dharka hoostiisa. Waxaana loo xirtaa ayadoo Ilaahay Tacaalaaالله...
SII AQRI
Qoraallo
Ilaahay الله Wuxuu Toddoba Goor Lacnaday laba Qabiil oo Carabta ah.
Maxamed Muusa Nuur
-
August 25, 2016
0
Ilaahay الله Wuxuu Toddoba Goor Lacnaday laba Qabiil oo Carabta ah ee Bakr bin Waa'il بكر بن وائل iyo Tamiim bin Marrتميم بن مر كتاب مجمع الزوائد ومنبع الفوائد -...
SII AQRI
Qoraallo
Andalustii Shalay Iyo Soomaaliyada Maanta Q4AAD W/Q: Maxamed Xaaji Xasan
Maamulka Laashin
-
July 2, 2016
0
Bilowgii baaba’ii Andalus Nimco walba nusqaanteed lehe, barwaaqadii iyo horumarkii ay Andalus dhinac walba ka gaartay waxaa ay ku dhalisay kibir, isla-weyni iyo xukun jaceyl. Dhaqanka aadanaha sidiisaba marka uu...
SII AQRI
Qoraallo
Siday Qarammada Midoobay u Khayaantay Bosniya (QISO KOOBAN)
Maxamed Muusa Nuur
-
June 25, 2016
0
Siday Qarammada Midoobay u Khayaantay Bosniya (QISO KOOBAN) Sanadka kun iyo sagaal boqol iyo kow iyo sagaashanka waxaan ku noolaa magaalada Vienna, caasimadda dalka Austria, anigoo ahaa Danjiraha Dawladaha Jaamacadda Carabta...
SII AQRI
1
...
9
10
11
12
Page 10 of 12
SHEEKOOYIN
Qorigii Burjiga/Qori-is-Maris W/Q Abdulle Abdi Karim(Abka Xaaji)
August 14, 2025
Lama Filaan Q-9aad W-Q: Abdulle Abdi KARIM (Abka Xaaji)
August 8, 2025
Eray Bixinta Geela W-Q:Cabdirisaaq Awrfuul
August 5, 2025
HABEEN-DHALAD/CAWO-DHALAD W/Q:Abdirsaaq Awrfuul
August 3, 2025
ILMADII YAXAASKA IYO OOYINTA MASKA W/Q ABDULLE ABDI KARIM(ABKA XAAJI)
July 28, 2025
Lama Filaan Q-8aad W/Q Abdulle Abdi KARIM (Abka xaaji)
July 19, 2025
Cart
Your cart is empty!
Return to shop