Hoyga
Qoraallo
Qormooyin
Sheeko
Curis
Suugaan
Gabay
Geeraar
Maanso
Hees
Shirib
Saar
Masafo
Buraanbur
Maqal & Muuqaal
suugaan
Ruwaayad
Qubane
Bahda Laashin
Nagu Saabsan
Nala Soo Xiriir
Search
Login
Facebook
Twitter
Youtube
Hoyga
Qoraallo
Qormooyin
Sheeko
Curis
Suugaan
Gabay
Geeraar
Maanso
Hees
Shirib
Saar
Masafo
Buraanbur
Maqal & Muuqaal
suugaan
Ruwaayad
Qubane
Bahda Laashin
Nagu Saabsan
Nala Soo Xiriir
Search
Sheeko
Curis
Yurub: Hoygii Haddimada!!!
Maamulka Laashin
-
August 30, 2015
0
Yurub: Hoygii Haddimada!!! Waxaan ku dhashay kuna barbaaray, deegaan Muslimiin dagan yihiin ku dhaadashada Islaamkuna noloshooda udub dhexaad u tahay, xishoodka ama sariigashaduna tilmaan laysu aqoonsado tahay, carruur iyo ciroolana...
SII AQRI
Curis
Qabyo Jacayl Q4AAD. W/Q Warmooge yare.
Maamulka Laashin
-
August 29, 2015
0
QABYO JACAYL Waan isla soo booday markaan arkay in xaalkaygu yahay, sheekadii Cabdi Malow: “ Sidii bahalkii Biriishka ka dhacay, Baskii jiidhay labada Baabuur ilaahay ballanki Barqaan kacay!” Si dhakhso ah ayaan u diyaar...
SII AQRI
Curis
Sooyaalka Noloshii Silliibeyd Q19AAD.
Maamulka Laashin
-
August 28, 2015
0
Sooyaalka Noloshii Silliibeyd Q19AAD. Labada qaybood, ee odayaashu ma oga, in qof dumara, oo uu qabo Barroow laysku haysto, haddiise ay ogaadaan, arrintu weji kale ayay yeelan kartaa, oo halistiisa...
SII AQRI
Curis
Yaa Khaldan? Yaase Dulman? Q. 153-154aad. W/Q Ahmed Hayow
Maamulka Laashin
-
August 26, 2015
0
153. Layla ayaa Raage ku tiri: "aniga Deeqa kama cabsanaayo, laakiin Yaasmiin waan ka baqaa, ileyn Deeqa way ka waaya'aragsan tahaye" Raage oo weli dhegeeysanaaya ayay Layla tiri: "Yaasmiin waa...
SII AQRI
Curis
QOLKI MURUGADA….
Maamulka Laashin
-
August 25, 2015
0
QOLKI MURUGADA.... waxaan lahaa saaxiib aan aad u jeclaa saaxiibnimadiisuna igu weynayd, waxaa i farax galin jiray aragtidiisa, waxaana wehel ii ahaa imaanshihiisa waxaannu wadaay iyo jaal ahayn muddo aad...
SII AQRI
Curis
GUURKA GABADHIISA AYUU XABSI U GALAY! Qore: Mohamed Musa Sh. Noor
Maamulka Laashin
-
August 24, 2015
0
GUURKA GABADHIISA AYUU XABSI U GALAY! (SHEEKO KOOBAN) Waalidnimada ma ahan wax fudud runtii, waa Imtixaan la maro inta la nool yahay kan ugu daran, maxaa yeelay, waxaa lagaa doonayaa in...
SII AQRI
Curis
Sooyaalka Noloshii Sillooneyd Q18AAD.
Maamulka Laashin
-
August 21, 2015
0
Sooyaalka Noloshii Sillooneyd Q18AAD. Hodan waxay oogtey colaad hor leh, iyadana godkeedaa biyo ugu galeen, Barroow waxaa yimid ciidankiisii oo gurmada, waxaana baabuur la saaray, Hodan oo loo sameeyey illaalo...
SII AQRI
Sheeko
Riyadii Macaaneyd! W/Q: Cabdicasiis Maxamed Shidane
Maamulka Laashin
-
August 16, 2015
0
Waxaan soo galay aqalkii yaraay ee aan dagnaay, kuna yaallay xaafadda dadka soboolka ah la dajiyo, aniga oo lugaha qaadi la’, daal iyo tabar darri awgeed. Qolka jiifku wuu...
SII AQRI
Curis
Sooyaalka Noloshii Sillooneyd Q17AAD.
Maamulka Laashin
-
August 14, 2015
0
Sooyaalka Noloshii Sillooneyd Q17AAD. Markii laysla meeldhigay, xannaanada iyo daaweynta Korneylka, ayaa waxaa isku soo hadhay Hodan iyo Ilbir. Markii ugu dambaysay, Hodan waxay go’aan kama dambays ah ka sugeysay...
SII AQRI
Curis
Yaa Khaldan? Yaase Dulman? Q.146-150aad. W/Q. Ahmed Hayow
Maamulka Laashin
-
August 12, 2015
0
146. David iyo Lee waxay go'aansadeen inay kiiska geeyaan maxkamad, maadaama la haayo Kamaal iyo Lewis oo qirtay inuu Holmes lacag ku siiyay inuu soo sheego halka uu Raage jiifay,...
SII AQRI
1
...
87
88
89
...
101
Page 88 of 101
SHEEKOOYIN
Dhadhanka walaaltinimada: W-Q : Abdulle Abdi Karim
June 15, 2026
Macalin iyo Xerow: W-Q Abdulle Abdi Karim
June 10, 2026
Hoos-Jooge ma Hambeeyo, W-Q Abdulle...
June 6, 2026
Jaceylkii Aw Yaxaas W-Q: Abdulle Abdi Karim
June 1, 2026
MITIRKUBADII XAAJI MACOW W-Q. Abdulle Abdi Karim (ABKA XAAJI)
May 25, 2026
LIIBAAN MALE ADDUUNYADA W/Q Cabdinuur Afeey
November 16, 2025
Cart
Your cart is empty!
Return to shop