Sheeko

Taariikhdii Jankis Khaan Q.12-13aad. W/Q. Ahmed Hayow

Wefdigi la diray marki ay keeneen akhbaarki ay kala soo kulmeen Zamuhaa, waxaa ay ka caroodeen Walaalkaan ay wada dhaarteen Tiimojeen oo isbaheeysiga la leh Talihotaay in aan la...

Sheekadii SODDOHO Q.24aad. W/Q. Ahmed Hayow

Hooyo Barni ayaa tiri: "Daahir, maxaad ii tiri mootada waan iibiyay? oo aad iigu sheegi weyday in aad shil ku gashay?" Daahir ayaa yiri: "hooyo, waa run in aan...

Sheekadii SODDOHO Q.23aad. W/Q. Ahmed Hayow

Daahir iyo Raxmo waxaa loo banneeyay qolka Baariis oo ay u taalo sariir laba qof ah, iyadana waxaa loo qorsheeyay in ay seexato qolki hore uu Daahir deganaa, qolkaas...

Agoonkii hooyadii illaaway, Q5AAD W/Q; C/fitaax Maxamed Xaambe

  Agoonkii hooyadii illaaway, Q5AAD Abyan waxay dib ugu soo laabatey Hoygii ay ku nooleed, waxay soo dul istaagtay Odawaa oo daahsanayey waxa ay la soo guryo noqo doonto hooyadi. Waxayna...

Gef rageed iyo Godob Haween Q3AAD W/Q; Cabdirisaaq Xasan jidhi(Aqwaan)

            Halkan ka aqriso..  Q1aad     Q2aad Gef rageed iyo Godob Haween Q3AAD W/Q; Cabdirisaaq Xasan jidhi(Aqwaan) Maryan marki ay Adeeg ka doonatay miis ay dadka xaafadda ka iibsadaan hilibka iyo qudaarta,...

Sheekadii SODDOHO Q.22aad. W/Q. Ahmed Hayow

Maalinti todobada, waxay Codweyn diyaarisay casuumaad ballaaran, islaamaha deriska la ah ayay soo casuuntay, waana marki ugu horeeysay ee ay deriska weji wanaagsan ku qaabisho, isla markaana ay ugu...

Taariikhdii Jankis Khaan. Q.10-11aad. W/Q. Ahmed Hayow

Waxaa dhashay Juuji, waana loo dabaal degay, waa wiil 50/50 ah inuu dhalay Tiimojeen ama Shilingaar, inuu yahay Kiyaan ama Miyaarki, waxaase la hubaa inay dhashay Borte oo reer...

Sheekadii SODDOHO Q.21aad. W/Q. Ahmed Hayow

Raxmo ayaa hooyadeed weydiisay qadada waxa la karinaayo, Codweyn ayaa ugu jawaabtay: "waxa uu Daahir jecel yahay kari" Raxmo ayaa tiri: "Daahir wuxuu jecel yahay soor iyo calooleey oo...

Awrkaan Hoggaaminayey ayaa I Hagey? Dhacdo dhab ahW/Q Cabdi Nuur waddani

    Awrkaan Hoggaaminayey ayaa I Hagay? Dhacdo dhab ah Waxaan ahaa hilaadi 13 jir illaa 14 jir, waxaan deganeyn reerkaygu deganaa dhulka miyiga ah, qoyskeennu wuxuu ahaa reer guraa, saddexda soof...

Sheekadii SODDOHO Q.20aad. W/Q. Ahmed Hayow

Raxmo way ogeyd in shalay Daahir laga qaaday masruufkooda, balse lama socon inta lacag ah ee uu dhiibay, laakiin maanta ayay aragtay lacagta ay Raaxo u dhiibtay hooyadeed, oo...

SHEEKOOYIN